MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “Wiilasheeniyow ka soo noqda meesha aad aadeen”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcada kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Khawaarijta, amniga, ilaalinta xasilloonida iyo arrimaha ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Madaxweynaha ayaa baaq nabadeed u jeediyey dhinacyada arrinta ka taagan Laascaanood.

Dhanka kale waxa uu farriin u diray dhallinyarada Soomaaliyeed ee ay marin habaabiyeen argagixisada Alshabaab, kuwaas oo wali haysta fursad ay kaga bixi karaan.

DAAWO QUDBADDA MADAXWEYNAHA

La wadaag

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn
Share on whatsapp
WhatsApp
Share on print
Daabac
Share on email
Email
Scroll to Top