MADAXWEYNE XASAN OO KA HADLAY HALKA UU MARAYO HALGANKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA, AMNIGA IYO KAALINTA SHACABKA.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab, amniga iyo kaalinta shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale Khudbadiisa Jimcaha ee maanta kaga hadlay dowlad wanaaga iyo heshiiska hanaanka doorashooyinka dalka.

La wadaag

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn
Share on whatsapp
WhatsApp
Share on print
Daabac
Share on email
Email
Scroll to Top