Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda, halkaas oo lagu soo bandhigay fursadaha iyo koboca dhaqaale ee labada dal ay ka faa’iidayaan hirgelinta iskaashiyada ay wada gaareen iyo xaqiijinta is-dhaafsiga ganacsiga iyo badeecadaha.
Haddaba qeybta hoose ka daawo xogta shirka oo dhammeystiran.