Madaxweyane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhagax-dhigay Madaxtooyada Qaranka

Madaxweyanaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay Madaxtooyada Qaranka ee laga dhisayo magaalada baydhabo ee Xarunta Kumeel-gaarka ah ee Koonfur-galbeed, waxa uuna sidoo kale kormeeray Garoonka Kubadda cagta ee dhawaan la dhisay iyo goobo muhiim u ah adeegyada bulshada.

La wadaag

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn
Share on whatsapp
WhatsApp
Share on print
Daabac
Share on email
Email
Scroll to Top