HADAL-JEEDIN: MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY MADASHA ISKAASHIGA DHAQAALE EE SOOMAALIYA IYO UGANDA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa ka warbixiyey fursadaha iyo koboca dhaqaale ee labada dal ay ka faa’iidayaan hirgelinta iskaashiyada ay wada gaareen iyo xaqiijinta is-dhaafsiga ganacsiga iyo badeecadaha

Haddaba Hoos ka daawo khudbadda taariikhiga ah ee madaxweynaha.

 

La wadaag

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn
Share on whatsapp
WhatsApp
Share on print
Daabac
Share on email
Email
Scroll to Top