Warbaahin

Khudbadda Madaxweynaha ee Furitaanka Kalfadhiga 6-AAD ee Baarlamaanka

Bismillaahi Raxmaani Raxiim Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoonka Golaha Shacabka umadda Soomaaliyeed Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey Guddoomiye ku xigeen koowaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirrada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Xildhibaannada sharafta leh ee …

Khudbadda Madaxweynaha ee Furitaanka Kalfadhiga 6-AAD ee Baarlamaanka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Farriin Tacsi ah u diray Madaxweyne Geelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray walaalkiis Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti, ayaa uga tacsiyeyay geerida ku timid, Alle ha u naxariistee marxuum Sacad Cumar Geelle. “Waxa na soo gaaray warka naxdinta leh ee dhimashada marxuumka oo la dhashay walaalkey Madaxweyne Ismaaciil Cumar …

Madaxweyne Farmaajo oo Farriin Tacsi ah u diray Madaxweyne Geelle Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Sarreeye Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa beddalay Taliye Kuxigeenkii hore ee Ciidanka Booliska Sarreeye Guuto Siciid Axmed Kadiye. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u rajeeyey Sarreeye Guuto …

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay kaddib ka qaybgalkii Shirka Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qayb-galay Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa intii uu halkaas ku sugnaa waxa uu ka qayb-galay shir heer sare ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya, …

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay kaddib ka qaybgalkii Shirka Qaramada Midoobay Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Washington

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka hawlgala dalka Maraykanka ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Safaaradda dalkeenna ee Washington. Madaxweynaha ayaa sheegay in hirgelinta dhismahan oo noqonaya dhismihii Safaaradeed oo ugu horreeyey ee Dowladda Soomaaliyeed ay ku yeelato dalka Maraykanka …

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Washington Read More »

Khudbadda Madaxweynaha ee Shirweynaha Qaramada Midoobay

Mudane Madaxweyne, Madaxda sharafta leh, Wufuudda, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf weyn ii ah inaan hadal ka jeediyo Fadhiga 74aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay. Waxaan si dhab ah u aaminsanahay in Shirweynahani uu qayb laxaadle ka qaato in la helo dadaallo dhinacyo badan oo ku aaddan ciribtirka saboolnimada, waxbarasho tayo leh, xal-u-helista cimilada, iyo in …

Khudbadda Madaxweynaha ee Shirweynaha Qaramada Midoobay Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga warbixiyey xaaladda dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warbixiyey xaaladda siyaasadda, dhaqan dhaqaale iyo amni ee dalka. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay qorshayaasha hortabinta leh ee ay ku tallaabsadeen shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, kuwaas oo xoojiyey midnimada, wadajirka iyo yididiillada shacabkeenna.   “Soomaaliya maadaama ay tahay xubin …

Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga warbixiyey xaaladda dalka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey fadhi gaar ah oo Qaramada Midoobey ay u qorshaysay Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey fadhi gaar ah oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya ayaa soo bandhigay dadaallada Dowladda ee kobcinta dhaqaalaha, dib u habaynta laamaha ammaanka, guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, dib u eegsita dastuurka iyo hirgelinta doorashooyinka. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey tallaabooyinka ay qaadday …

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey fadhi gaar ah oo Qaramada Midoobey ay u qorshaysay Soomaaliya Read More »

SOOMAALIYA, MASAR IYO KENYA OO SHIR SADDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY MAGAALADA NEW YORK

Wadahadallo saddex geesood ah oo ay magaalada New York ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta iyo Madaxweynaha Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa kusoo idlaaday is faham. Kulankan oo uu soo qabanqaabiyay Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxweynaha Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa la isku raacay …

SOOMAALIYA, MASAR IYO KENYA OO SHIR SADDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY MAGAALADA NEW YORK Read More »

Hadaljeedinta Madaxweyne Farmaajo ee Xafladda Abaalmarinta Hoggaaminta ee CONCORDIA

Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf ii ah inaan galabta idin la joogo shirweynaha sannadlaha ah ee Concordia. Waxaa sidoo kale sharaf ii ah inaan guddoomo Abaalmarinta Hoggaamineed ee Concordia, sannadkan 2019. Waxaan si gaar ah Hoggaanka Concordia uga mahadcelinayaa inay aqoonsadeen dadaalka joogtada ah ee ay madaxda Geeska Afrika ugu jiraan sidii gobolka nabad loogu …

Hadaljeedinta Madaxweyne Farmaajo ee Xafladda Abaalmarinta Hoggaaminta ee CONCORDIA Read More »

Scroll to Top