Farriinta Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmajo ee Xuska 14-ka Oktoobar
14-ka Oktoobar waa maalin xasuus murugo u leh dadkeenna Soomaaliyeed. Waa maalin aan waynay boqollaal muwaadiniin ah oo uu taagnaa dib u dhiska iyo horumarka dalkeenna. Waa maalin ay argagixisadu si arxan darro ah u xasuuqeen boqolaal muwaadiniin ah oo ku hawlanaa nolol maalmoodkooda, ayna agoomeeyeen kumannaan carruur ah. Qof kasta oo Soomaaliyeed waa uu …
Farriinta Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmajo ee Xuska 14-ka Oktoobar Read More »