Warbaahin

Mawqifka Dowladda Federaalka ee ku Saabsan Doorashooyinkii Dowlad Goboleedka Jubaland

DFS iyada oo tixgelisay mawqifkii caddaa ee Beesha Caalamka ee ku aaddanaa in ay lagama maarmaan tahay in ay dhacdo doorasho la isku raacsanyahay, la isku halleyn karo, haysata taageerada dadka Jubalanad oo dhan, horseedi karta midnimada bulshada Jubaland, laguna duray sax ahaanshaha doorashadii dhacday; DFS waxay ka xuntahay faragelinta qaawan ee Kenya ee arrimaha …

Mawqifka Dowladda Federaalka ee ku Saabsan Doorashooyinkii Dowlad Goboleedka Jubaland Read More »

Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Furitaanka Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka JFS

Bismillaahi raxmaani raxiim Guddoonka Golaha Shacaka iyo Aqalka Sare Guddoomiyeyaasha Guddiyada 2-da Aqal Xildhibaannada sharafta leh Ra’iisul Wasaarah, Xubnaha Golaha Wasiirrada iyo Mas’uuliyiinta kale Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Xeer Ilaaliya Guud Guddoomiyaha Barlamaanka ee Dowlad Goboleedka Galmudug Guddoomiyaha Barlamaanka ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka …

Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Furitaanka Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka JFS Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay ka soo hoyeen Barnaamijka Deyn Cafinta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ka gaareen barnaamijka Deyn Cafinta ayaa soo dhaweeyey heerka sare ee uu gaaray xiriirika iskaashi ee DFS iyo Hay’adaha Maaliyadeed ee Adduunka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go’an tahay sii amba-qaadidda dadaallada horumarinta dhaqaalaha dalka, waxa ayna …

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay ka soo hoyeen Barnaamijka Deyn Cafinta Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay in ay ka go’an tahay Dowladda Soomaaliyeed ilaalinta badqabka caafimaad ee dalka. Madaxweynaha ayaa xusay in caabuqan oo ku faafay dalal badan, ay diiwaan gelisay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya bukaan laga helay oo …

Madaxweyne Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka guddoomay Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Dhambaal uu uga siday Madaxweynaha dalkaas

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i ayaa ka guddoomay dhambaal uu uga siday Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Madaxweynaha ayaa la wadaagay wafdiga Dowladda Kenya ee soo gaaray dalka muhiimadda ay leedahay ka miro-dhalinta dadaallada lagu wajahayo caqabadaha amni, …

Madaxweyne Farmaajo oo ka guddoomay Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Dhambaal uu uga siday Madaxweynaha dalkaas Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo meel-mariyey Sharciga Doorashooyinka Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku saxiixay Sharciga Doorashooyinka oo saldhig u ah geeddi socodka dimuqraadiyeynta dalka. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay khubarada Soomaaliyeed ee so diyaariyey sharcigan, doodihii miro dhalka ahaa ee laga galay oo ka soo bilowday heshiiskii …

Madaxweyne Farmaajo oo meel-mariyey Sharciga Doorashooyinka Dalka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shir-sanadeedka Garsoorka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay xiriirka dhow ee ka dhaxeeya cadaaladda, horumarka, amniga iyo midnimada. Madaxweynaha ayaa faray hay’adaha Dowladda, gaar ahaan garsoorka in ay ilaaliyaan cadaaladda, dadaal muuqdana ay geliyaan sixidda kiis-dacwadeed kasta oo ay xaqooda …

Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shir-sanadeedka Garsoorka Read More »

Madaxweyne Farmaajo “Waa tallaabadii ugu muhiimsanayd ee aan ku saxayno hannaanka dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray Xarunta Tirakoobka Ciidanka Qalabka Sida oo lagu soo gabo-gabeeyey howlihii la xiriiray ururinta xogta iyo diyaarinta diiwaanka Ciidanka. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay muhiimadda ay leedahay dib u habaynta Ciidanka Qalabka Sida oo aas-aas u ah dowladnimada dalkeenna iyo …

Madaxweyne Farmaajo “Waa tallaabadii ugu muhiimsanayd ee aan ku saxayno hannaanka dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed.” Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka AU

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika ayaa soo bandhigay guulaha uu gaaray dalkeenna iyo fursadaha u baahan in si wadajirka ah looga faa’iideysto Qaaradda ahaan. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo a ayaa xusay dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ay ku dabar-gooynayso khatarta argagixisadu …

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka AU Read More »

Khudbadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shir Madaxeedka 33aad ee Midowga Afrika

Khudbadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shir Madaxeedka 33aad ee Midowga Afrika Addis Ababa, Itoobiya 10ka Febraayo 2020 Mudane Guddoomiya Cyril Ramaphosa, Madaxda kale, Marwooyin iyo Mudanayaal, Guddiga Nabadda iyo Amniga waxay soo gudbiyeen warbixin aad u wanaagsan, waxaana rabaa inaan adkeeyo in Soomaaliya ay tusaale fiican u tahay in qoryaha …

Khudbadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shir Madaxeedka 33aad ee Midowga Afrika Read More »

Scroll to Top