Warbaahin

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO UGA MAHADCELIYEY DOWLADDA IMAARAADKA CARABTA GARAB ISTAAGGA UMADDA SOOMAALIYEED EE GURMADKA ABAARAHA.

Muqdisho, May 26, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Al Cusmaan. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda Imaaraadka Carabta iyo Danjire Maxamed Al Cusmaan uga mahadceliyey garab istaagga ay u muujiyeen Shacabka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha, gaar …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO UGA MAHADCELIYEY DOWLADDA IMAARAADKA CARABTA GARAB ISTAAGGA UMADDA SOOMAALIYEED EE GURMADKA ABAARAHA. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY ERGEYGA GAARKA AH EE MIDOWGA YURUB U QAABILLASAN GEESKA AFRIKA.

Muqdisho, May 25, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber oo ay wehlineysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Marwo Annette Weber ayaa ka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY ERGEYGA GAARKA AH EE MIDOWGA YURUB U QAABILLASAN GEESKA AFRIKA. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA ERGEY GAAR AH U MAGACAABAY ARRIMAHA ABAARAHA

Muqdisho, May 24, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Soomaaliya, kaddib markii uu qiimeeyay baaxadda iyo culeyska xilligan adag ay dadka Soomaaliyeed kala kulmayaan Abaaraha. Magacaabidda Ergeyga Gaarka ayaa muujineysa sida uu Madaxweynuhu mudnaan gaar ah …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA ERGEY GAAR AH U MAGACAABAY ARRIMAHA ABAARAHA Read More »

MADAXWEYNAHA JFS OO U MAGACAABAY MUDANE XUSEEN MACALLIN MAXAMUUD SHEEKH LATALIYAHA AMNIGA QARANKA

Muqdisho, May 24, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Mudane Xuseen Macallin Maxamuud uu khibrad iyo aqoon durugsan u leeyahay qaab-dhismeedka amniga qaranka, duruufaha amni ee ku xeeran dalkeenna iyo qorsheyaasha dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka. Madaxweyne Xasan Sheekh …

MADAXWEYNAHA JFS OO U MAGACAABAY MUDANE XUSEEN MACALLIN MAXAMUUD SHEEKH LATALIYAHA AMNIGA QARANKA Read More »

DOWLADDA FEDERAALKA WAXAY BOGAADINEYSAA DAWRKA MIDOWGA AFRIKA EE NABADEYNTA SOOMAALIYA

Muqdisho, 07 Abriil, 2022: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dawrka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo qaateen dowlad dhisidda Soomaaliya iyo dagaalka aan kula jirno kooxaha argagixisada. Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira iyo danjireyaasha kale ee caalamka waxaa warqadaha …

DOWLADDA FEDERAALKA WAXAY BOGAADINEYSAA DAWRKA MIDOWGA AFRIKA EE NABADEYNTA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA HADLAY SHACABKA SOOMAALIYEED.

DAAWO Hadal-Jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee guulaha 7dii bilood ee lasoo dhaafay laga xaqiijiyay halganka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023 oo noqon doona sanadkii dalka xoroobi lahaa dowladdana ay u jihaysan laheyd adeeg iyo waxqabad insha allaah.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BAAQAY IN SI SHURUUD LA’AAN AH LOO JOOJIYO COLAADDA BOOSAASO

Muqdisho, Diseembar 22, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa uu ka tiiraanyaysan yahay shaqaaqada iyo dagaalka ka socda magaalada Boosaaso, kaas oo sababay dhimasho, dhaawac, burbur hantiyeed iyo barakac muwaadiniin aan waxba galabsan. Madaxweynaha oo ku kalsoon xilkasnimada iyo garashada isimada, odayaasha dhaqanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, wuxuuu ku …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BAAQAY IN SI SHURUUD LA’AAN AH LOO JOOJIYO COLAADDA BOOSAASO Read More »

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO XARIGGA KA JARTAY ISBITAALKA MAGAALADA BARAAWE

Muqdisho, Ogoosto 28, 2021; Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada deegaanka sida ay ugu garab istaageen hirgelintiisa.  Marwo Saynab oo ka warbixisay qorshaha lagu hirgeliyey Isbitaalkan ayaa tilmaamtay in muhiimad weyn uu u leeyahay dadka ku dhaqan magaalada Baraawe …

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO XARIGGA KA JARTAY ISBITAALKA MAGAALADA BARAAWE Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Hindiya

Muqdisho, May 29, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Mudane Virander Kumar Paul ayaa muujiyey dadaallada miro-dhalka ah ee Dowladdu ay gelisay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dalalka caalamka ee dan-wadaagta la ah dalkeenna. Danjire Kumar ayaa soo gaarsiiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo …

Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Hindiya Read More »

Marwada Koowaad Ee Dalka Oo Kulan Casho Sharaf Ah Ku Maamuustay Guddoomiyeyaasha Heer Degmo Ee Haweenka Gobolka Banaadir

Muqdisho, May 20, 2021: Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo kulan casho sharaf ah la qaadatay Guddoomiyeyaasha Ururrada Haweenka 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa kala hadashay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, dardar-gelinta adeegyada aas-aasiga ah ee hooyada iyo dhallaanka, dib u heshiisiinta iyo xoojinta midnimada dadka Soomaaliyeed.   Marwada koowaad …

Marwada Koowaad Ee Dalka Oo Kulan Casho Sharaf Ah Ku Maamuustay Guddoomiyeyaasha Heer Degmo Ee Haweenka Gobolka Banaadir Read More »

Scroll to Top