Warbaahin

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN

HORDHAC Muqdisho 12 Juun 2022: Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shir labo maalmood socday. Shirka oo uu isugu yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa ka soo qaybgalay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya; Mudane Saciid Cabdullaahi …

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN Read More »

WAR-MURTIYEED – SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN

Muqdisho 12 Juun 2022: HORDHAC Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shir labo maalmood socday. Shirka oo uu isugu yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa ka soo qaybgalay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya; Mudane Saciid Cabdullaahi …

WAR-MURTIYEED – SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN Read More »

GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO WARBIXIN KA DHAGEYSTAY ERGEYGA GAARKA AH EE GURMADKA ABAARAHA

Muqdisho, Juun 12, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii labaad guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Goluhu waxa ay warbixin kaga dhageysteen Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha Dalka Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa la wadaagay Madaxda Qaranka warbixinno ku …

GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO WARBIXIN KA DHAGEYSTAY ERGEYGA GAARKA AH EE GURMADKA ABAARAHA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MADAXTOOYADA KULA KULMAY GANACSATADA SOOMAALIYEED EE DALKA KENYA

Muqdisho, Juun 11, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa kala hadlay kaalintooda ku aaddan gurmadka abaaraha Dalka. Madaxweynaha ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ugu baaqay in ay doorkooda ka qaataan xoojinta maalgashiga dalka iyo hirgelinta barnaamijka shaqo abuur qaran …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MADAXTOOYADA KULA KULMAY GANACSATADA SOOMAALIYEED EE DALKA KENYA Read More »

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB

Dhuusamareeb, Juun 03, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ku maamuuseen madaxda iyo bulshada Galmudug ayaa ka warbixiyey mudnaanta uu siinayo daadejinta adeegyada dowladda, adkeynta dimuqraadiyadda dalka iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa sheegay in caqabadda ugu weyn ee dib …

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB

Dhuusamareeb, Juun 2, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur si diirran ugu dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, masuuliyiin Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo qaybaha kala duwan ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED

Baydhabo, May 31, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan is-xogwaraysi ah kula qaatay magaalada Baydhabo odayaasha iyo duubabka dhaqanka ee deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa odayaasha dhaqanka ku boorriyey dardar gelinta kaalintooda ku aaddan …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO LAGU SOO DHOWEEYEY BAYDHABO

Baydhabo, May 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Shaati Guduud soo dhoweyn diirran ugu sameeyey, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, masuuliyiin ka kala socday Heer …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO LAGU SOO DHOWEEYEY BAYDHABO Read More »

AGAASIME KU-XIGEENKA GUUD EE MADAXTOOYADA OO KULAN LA QAATAY SHAQAALAHA MADAXTOOYADA QARANKA

Muqdisho, May 29, 2022; Agaasime Ku-Xigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo kulan isbarasho ah la qaatay shaqaalaha Madaxtooyada ayaa la wadaagay qorsheyaasha hortebinta u leh Madaxtooyada qaranka. Agaasime Maxamed Amiin ayaa xusay in guud ahaan shaqaalaha dowladdu ay yihiin adeegeyaal qaran, oo aan lagu beegsan doonin arrimo siyaasadeed, …

AGAASIME KU-XIGEENKA GUUD EE MADAXTOOYADA OO KULAN LA QAATAY SHAQAALAHA MADAXTOOYADA QARANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SALAADDA JANAASADA MARXUUM CABDULLAAHI MAXAMED SHIRWAC

Muqdisho, May 29, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka uga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo xalay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in Marxuumku uu ahaa Samafale si mutadawacnimo leh ugu soo adeegay dadkiisa iyo dalkiisa, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SALAADDA JANAASADA MARXUUM CABDULLAAHI MAXAMED SHIRWAC Read More »

Scroll to Top