MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH AY UGU BILAABATAY DALKA UGANDA
Kampala, Ogosto 8, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas. Madaxweynaha oo garoonka diyaaradaha calaamiga ah ee Entebbe uu ku soo dhaweeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Uganda Mudane Odongo Jeje …
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH AY UGU BILAABATAY DALKA UGANDA Read More »