Warbaahin

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRRADA XFS

Muqdisho, Oktoobar 06, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan qorshaha gurmadka, horumarinta iyo xasilinta deegaannada laga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xaalad adag …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRRADA XFS Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA GUDDOOMAY WASIIRKA ISGAARSIINTA DALKA ALGEIRA DHAMBAAL UU UGA SIDAY MADAXWEYNAHA DALKAAS

Muqdisho, Oktoobar 05, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta Dalka Al-geria Mudane Maxamed Buu Saleymaani ayaa ka guddoomay dhambaal uu uga siday Madaxweynaha dalka Al-geria Mudane Cabdulmajiid Tamuun. Wasiirka Warfaafinta Dalka Al-geria Mudane Maxamed Buu Saleymaani ayaa Madaxweynaha soo gaarsiiyey salaan uu uga siday …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA GUDDOOMAY WASIIRKA ISGAARSIINTA DALKA ALGEIRA DHAMBAAL UU UGA SIDAY MADAXWEYNAHA DALKAAS Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY MUWAADINIINTA KU NAF WAAYEY WEERARKA ARGAGIXISANIMO EE BALADWEYNE

Muqdisho, Oktoobar 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Baladweyne. Madaxweynaha ayaa u rajeeyey dadka dhaawacyadu ay ka soo gaareen qaraxyadan arxan darrada ah in uu Alle u boogo dhayo, isagoona Xukuumadda Federaalka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY MUWAADINIINTA KU NAF WAAYEY WEERARKA ARGAGIXISANIMO EE BALADWEYNE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY JANAASADA AUN JENERAL FARXAAN MAXAMUUD AADAN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka FS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, Madaxweyanha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo masuuliyiin kale ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Taliyehii Qaybta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY JANAASADA AUN JENERAL FARXAAN MAXAMUUD AADAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA QEYB GALAY JANAASADA JENERAAL FARXAAN MAXAMUUD

Muqdisho, Oktoobar 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Taliyehii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku shahiiday dagaalkii shalay ka dhacay deeganno ka tirsan Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA QEYB GALAY JANAASADA JENERAAL FARXAAN MAXAMUUD Read More »

WAR MURTIYEEDKII WADAJIRKA AHAA EE KASOO BAXAY KULAMADII AY YEESHEEN MADAXWEYNAHA JFS IYO RA’IISUL WASAARAHA ETHIOPIA

30 September 2022, ADDIS ABABA, ETHIOPIA: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya, kaddib martiqaad uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo laba …

WAR MURTIYEEDKII WADAJIRKA AHAA EE KASOO BAXAY KULAMADII AY YEESHEEN MADAXWEYNAHA JFS IYO RA’IISUL WASAARAHA ETHIOPIA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYADEEYAY GEERIDA AUN SARREEYE GUUTO FARXAAN MAXAMUUD AADAN

MUQDISHO, Sebteembar 30, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyehii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku shahiiday dagaalkii saaka ka dhacay deeganno ka tirsan Shabeellaha …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYADEEYAY GEERIDA AUN SARREEYE GUUTO FARXAAN MAXAMUUD AADAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYADEEYAY GEERIDA NABADDOON CILMI HAGAR GUURRE

September 29,2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Hiiraan iyo guud ahaan Hirshabeelle, geerida ku timid Nabaddoon Cilmi Hagar Guure oo ka mid ah halgameyaasha Soomaaliyeed ee u shahiiday dalkooda iyo dadkooda. Madaxweynaha ayaa xusay in sida uu uga dhabeeyey Nabaddoon Cilmi …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYADEEYAY GEERIDA NABADDOON CILMI HAGAR GUURRE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY DALKA ITOOBIYA

Addis-ababa, Sebteembar 28, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah oo qaadanaysan Labo maalmood ay ugu bilaabatay dalka Itoobiya ayaa soo dhaweynta ugu sarreysay ee dalkaani ay u sameeyaan Madaxda waxaa lagu mamaausay isaga iyo wafdigiisa. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diirran ugu soo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY DALKA ITOOBIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA DALKA SUUDAAN OO NEW YORK KU YEESHAY KULAN DOCEED

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada New York, Hoggaamiyaha Golaha Sare ee dalka Suudaan Mudane Cabdifataax Cabdiraxmaan Al-burhaan Madaxweynaha ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka Suudaan dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xasilinta iyo horumarinta dalka, gaar ahaan halganka isku dhafka ah ee ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA DALKA SUUDAAN OO NEW YORK KU YEESHAY KULAN DOCEED Read More »

Scroll to Top