Warbaahin

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULA KULMAY MADASHA RIYAAD EE ISKAASHIGA CARABTA IYO SHIINAHA DHIGGIISA XI JINPING

Riyaad, Diseembar 9, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhigiisa dalka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyne Jinping xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay guulaha wax ku oolka ah ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULA KULMAY MADASHA RIYAAD EE ISKAASHIGA CARABTA IYO SHIINAHA DHIGGIISA XI JINPING Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WALAALNIMADA DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI WAXAA KU KORDHAY GACAL IYO XIDIDNIMO”

Muqdisho, Diseembar 8, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle sida maamuuska leh ee uu uga aqbalay doonista gabadhiisa Haybado Ismaaciil Cumar oo maanta loo doonay Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WALAALNIMADA DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI WAXAA KU KORDHAY GACAL IYO XIDIDNIMO” Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA JABUUTI OO KA WADA HADLAY HORUMARINTA ISKAASHIGA LABA DAL.

Jabuuti, Diseembar 07, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaasi kula kulmay dhiggiisa Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la wadaagay dhiggiisa Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle guulaha ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA JABUUTI OO KA WADA HADLAY HORUMARINTA ISKAASHIGA LABA DAL. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO JABUUTI KAGA QEYB GALAY MADASHA ARAGTI-WADAAGGA EE HERITAGE

Jabuuti, Diseembar 06, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa ka qeyb galay Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo lagu gorfeynayoy caqabadaha jira Gobolka oo ay ugu horreeyaan aragagixisada, Isbeddelka Cimilada iyo abaaraha soo noq-noqday ee aafeeyay gobolka. “Ciidamada Qaranka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO JABUUTI KAGA QEYB GALAY MADASHA ARAGTI-WADAAGGA EE HERITAGE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOO BANDHIGAY SIDA AY UGA GO’AN TAHAY DIB U SOO CELINTA WADAHADALLADA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND

Muqdisho, December 5, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yılmaz, Siihayaha Xilka Danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya Mudane Haakon Svane iyo Wakiilada Gaarka ah ee dalalka Turkiga iyo Norway ayaa la wadaagay sida ay uga go’an tahay dib u soo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOO BANDHIGAY SIDA AY UGA GO’AN TAHAY DIB U SOO CELINTA WADAHADALLADA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDOONKA IYO GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA SHACABKA BFS

Muqdisho, Diseembar 05, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu uga warbixiyey halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha ayaa xusay in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay udub-dhexaad u yihiin qorshaha dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab, maadaama …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDOONKA IYO GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA SHACABKA BFS Read More »

MADAXWEYNE DR. XASAN SHEEKH OO KU DHAWAAQAY IN 100 AQOONYAHAN SOOMAALIYEED LA SIINAYO DEEQ WAXBARASHO OO HEERKA PhD AH

Muqdisho, Diseembar 02, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qeyb galay Munaasabadda Qalin-jabinta Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee sanadka ka baxay Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay ayaa Maamulka Jaamacaddu waxay go’aamiyeen in ay Madaxweynaha ugu magac-daraan Xarunta ay ku leeyihiin Soomaaliya. Madaxweynaha oo Jaamacaddan ka qaatay sanadka, shahaadada sare ee cilmiga …

MADAXWEYNE DR. XASAN SHEEKH OO KU DHAWAAQAY IN 100 AQOONYAHAN SOOMAALIYEED LA SIINAYO DEEQ WAXBARASHO OO HEERKA PhD AH Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHAHAADDADA PhD da KA QAATAY JAAMACADDA QARAMADA MIDOOBAY EE U PEACE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galaya Xafladda qalin jabinta dufcaddii labaad ee Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa ka mid ah Ardayda sanadkan ka qalin jabiyay Jaamacadda isla markaana qaadanaya shahaadada sare ee PhD ee cilmiga Nabadda, Maamul wanaagga iyo Horumarinta. “Soomaaliya waxa ay u baahan tahay dhisidda tiirarka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHAHAADDADA PhD da KA QAATAY JAAMACADDA QARAMADA MIDOOBAY EE U PEACE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAGAX DHIGAY DIB U DHIS CASRI AH OO LAGU SAMEYNAYO MADAXTOOYADA

Muqdisho, Diseembar 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan dib u habeynta Xafiisyada Madaxtooyada ayaa dhagax dhigay dib u dhis casri ah oo lagu sameynayo Madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in qorsheyaasha ugu muhiimsan dowladdiisa ay ugu horreeyaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, dib u habeynta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAGAX DHIGAY DIB U DHIS CASRI AH OO LAGU SAMEYNAYO MADAXTOOYADA Read More »

Scroll to Top