Warbaahin

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB-GALAY XUSKA SANNAD-GUURADA 79-AAD EE AASAASKA CIIDANKA BOOLIISKA SOOMAALIYEED

Muqdisho, Diseembar 24, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dadaallada Dowladda ee dib u dhiska laamaha ammaanka iyo horumarinta hannaankooda shaqo isaga oo xusay in Sarkaal walba lagu xisaabtamidoono masuuliyaddiisa. Madaxweynaha oo kula …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB-GALAY XUSKA SANNAD-GUURADA 79-AAD EE AASAASKA CIIDANKA BOOLIISKA SOOMAALIYEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED

Muqdisho, Diseembar 20, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Xuska Sannad Guurada 79-Aad ee aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed u diray Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska iyo qoysaskooda. Madaxweynaha ayaa xusay in Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin xaqiijinta amniga dalka, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY MADAXWEYNAYAASHA DALALKA UGANDA IYO KENYA

Washington DC, Diseembar 15, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni iyo Kenya Mudane William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyneyaasha Uganda iyo Kenya xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY MADAXWEYNAYAASHA DALALKA UGANDA IYO KENYA Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Waqooyiga Ameerika kaga qayb galay isku soobax lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kala qayb galay bulshada soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga Ameerika isku soobax ballaaran oo lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka iyo ciribtirka Khawaarijta Al-shabaab ayaa tilmaamay in awood ahaan iyo dhaqaale ahaanba loo jabiyay Khawaarijta isla markaana uu gabagabo yahay qorshaha looga taqalusayo fikirkooda quracan …

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Waqooyiga Ameerika kaga qayb galay isku soobax lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAY KULAN KU SAABSAN XASILLOONIDA IYO HORUMARKA GOBOLKA

Washington DC, Diseembar 13, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed ku saabsan xasilloonida Gobolka iyo isku xirka arrimaha gargaarka binu aadantinimada la qaatay Xoghayeyaasha Arrimaha Difaaca iyo Dibadda ee dalka Maraykanka. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti Mudane …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAY KULAN KU SAABSAN XASILLOONIDA IYO HORUMARKA GOBOLKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY MADASHA NABADDA, AMNIGA IYO DOWLADNIMADA EE SHIR MADAXEEDKA AFRIKA IYO MAREYKAN ka

Madaxweyne Xasan Sheekh “Iskaashiga bulshada iyo dowladdooda wuxuu ka dhigaa argagaxisada sida kalluun laga soo saaray biyihii uu ku jiray. Ma sii jiri karaan bulshada la’aanteed haddii bulshadu ku kacdana, ma haystaan ikhtiyaar aan ahayn inay cararaan, waana sida ay hadda samaynayaan.” DAAWO hadal jeedinta Madaxweynaha.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA MARAYKANKA EE QARAMADA MIDOOBEY

Washington DC, Diseembar 13, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed la qaatay Safiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobey Marwo Linda Greenfield. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Danjire Linda guulaha laga soo hoyey dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, waxa uuna tilmaamay saameynta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA MARAYKANKA EE QARAMADA MIDOOBEY Read More »

Scroll to Top