Warbaahin

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY DADKII SHACABKA AHAA EE KU GEERIYOODAY DIBAD-BAXYADA MAGAALADA LAASCAANOOD

Muqdisho, Diseembar 30, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo amniga caasimadda. Madaxweynaha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan ehelada ay ka geeriyoodeen dadkii birmo-geydada ahaa ee ku dhintay bannaan-baxyada ka dhacay magaalada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY DADKII SHACABKA AHAA EE KU GEERIYOODAY DIBAD-BAXYADA MAGAALADA LAASCAANOOD Read More »

MADAXWEYNEYAASHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI OO XARIGGA KA JARAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA

Diseembar 29, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaci Cumar Geelle ayaa xarigga ka jaray Akadeemiye-goboleedka Af Soomaaliga oo xarunteeda laga hirgeliyey magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey walaalkiis Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo dowladda Jabuuti hirgelinta Akadeemiye-goboleedka …

MADAXWEYNEYAASHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI OO XARIGGA KA JARAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA Read More »

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA AFARAAD EE GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ)

GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED 25-28 December 2022 Muqdisho – Soomaaliya HORDHAC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho 25-28 December 2022. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare K/xigeenka XJFS Mudane Saalax …

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA AFARAAD EE GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) Read More »

DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI OO YEESHAY WADA-XAAJOODYADA KU SAABSAN XIRIIRKA LABADA DAL

Diseembar 28, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan Labada dal ayaa yeeshay wada-xaajoodyo ku saabsan xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti, qiimeynta hannaanka iskaashiga soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa. Labada Madaxweyne oo shir-saxaafadeed wada qabtay …

DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI OO YEESHAY WADA-XAAJOODYADA KU SAABSAN XIRIIRKA LABADA DAL Read More »

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Madaxtooyadda ku qaabilay Gabdhaha Agoonta ah ee Iskuulka Boondheere

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Madaxtooyadda ku qaabilay Gabdhaha Agoonta ah ee Iskuulka Boondheere, kaas oo dhismihiisa iyo taakuleyntiisaba uu qayb weyn ku lee yahay Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Labada Madaxweyne ayaa xog wareystay xaaladda Ardayda Agoonta ah ee dugsigan, iyagoo warbixin ka …

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Madaxtooyadda ku qaabilay Gabdhaha Agoonta ah ee Iskuulka Boondheere Read More »

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN 

HORDHAC 25-28 December 2022 Muqdisho – Soomaaliya: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho 25-28 December 2022. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare K/xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Puntland Mudane …

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN  Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY WALAALKIIS MADAXWEYNE ISMAACIIL CUMAR GEELLE

Diseembar 28, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta soo gaaray dalka. Labada Madaxweyne ee walaalaha ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Ismaaciil Cumar …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY WALAALKIIS MADAXWEYNE ISMAACIIL CUMAR GEELLE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM DANJIRE MUXIYADDIIN MAXAMED KAALMOY

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Danjire Muxiyaddiin Maxamed Kaalmoy. Madaxweynaha Jahmuuriyadda ayaa tilmaamay in Danjire Muxiyaddiin uu ka mid ahaa siyaasiyiinta ruug caddaaga ah ee muddada dheer u soo adeegayey shacabka Soomaaliyeed, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM DANJIRE MUXIYADDIIN MAXAMED KAALMOY Read More »

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MUQDISHO

Muqdisho, Deseembar 26, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka. Shirkan ayaa Madaxdu waxay ku odorasayaan federaaleynta garsoorka iyo asteynta awoodaha heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed, arrinkan oo qeyb ka ah …

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MUQDISHO Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan soo dhaweyn ah Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Xildhibaan Ilhaan Cumar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan soo dhaweyn ah Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada dalka Maraykanka. Madaxweynaha ayaa kulankan waxaa ku wehelinayey Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Qamar Cali Cumar, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiir-dowlaha …

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan soo dhaweyn ah Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Xildhibaan Ilhaan Cumar. Read More »

Scroll to Top