MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO KA DAAH FURAY HINDISAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAARAN
Baydhaba, Jannaayo 18, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhabo kaga qayb galay Munaasabadda Daah-furka Ololaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran wejiigiisa deegaanada Koonfur Galbeed. Madaxweynaha oo dul istaagay ahmiyadda dhirtu ay u leedahay dhulkeenna iyo khatarta ay dalka ku hayaan Nabaad guurka iyo …
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO KA DAAH FURAY HINDISAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAARAN Read More »