Warbaahin

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA ITOOBIYA MUDANE ABIY AXMED

Muqdisho, Feberaayo 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo dalka u yimid ka qeybgalka Shirka Soomaaliyq iyo dalalka Safka Hore. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaanay muhiimiyadda ay leedahay in dalalka gobolku ay u midoobaan dagaalka argagixisada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA ITOOBIYA MUDANE ABIY AXMED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY DHIGGIISA DALKA JABUUTI MUDANE ISMAACIIL CUMAR GEELLE

Muqdisho, Feberaayo 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ka qeyb galaya shirka Soomaaliya iyo Dalalka Safka Hore. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muujiyey sida dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u soo dhaweynayaan Madaxweyne Ismaaciil …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY DHIGGIISA DALKA JABUUTI MUDANE ISMAACIIL CUMAR GEELLE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO-DHAL AH LA QAATAY ERGEYGA MARAYKANKA U FADHIYA QARAMADA MIDOOBEY

Muqdisho, Jannaayo 29, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield Thomas. Madaxweynaha oo la wadaagay Danjire Linda guulaha Ciidamada Soomaaliyeed ay ka gaareen furimaha dagaalka argagixisada iyo xoreynta deegaannada ayaa ku bogaadiyey dalka Maraykanku gacanta weyn ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO-DHAL AH LA QAATAY ERGEYGA MARAYKANKA U FADHIYA QARAMADA MIDOOBEY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

Muqdisho, Jannaayo 27, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidanka inta maqan ay dalka dib ugu soo laabanayaan, isla marka ay soo dhameystaan tababarooda si ay u gutaan waajibka qaran ee sida …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “QOFKII RAJO KA QABA AL-SHABAAB IN AY U NAXARIISANAYAAN HAKU TUSAALE QAATO WADAADKII INDHOOLAHA AHAA”

Muqdisho, Jannaayo 23, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu dheggan yihiin diintooda suubban, argagixisaduna ay uga been abuurteen. Madaxweynaha ayaa dib u xusay culimadii Soomaaliyeed ee lagu dilay magaalada Muqdisho, maanta oo kale sanadkii 1975-tii, kuwaas oo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “QOFKII RAJO KA QABA AL-SHABAAB IN AY U NAXARIISANAYAAN HAKU TUSAALE QAATO WADAADKII INDHOOLAHA AHAA” Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XARUUNTA TABABARKA CIIDAMADA TALISKA 60-aad EE XOOGGA DALKA EE MAGAALADA BEYDHABO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Xoogga dalka ee magaaalada Baydhabo ayaa kula hadlay halkaas dufcadda 15-aad ee ka qalinjabisay dugsigan. Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed in ay ilaaliyaan anshaxa ciidannimo, masuuliyadda koowaadna ay ka dhigtaan badqabka, karaamada iyo nolasha muwaadiniinta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XARUUNTA TABABARKA CIIDAMADA TALISKA 60-aad EE XOOGGA DALKA EE MAGAALADA BEYDHABO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMMO KU SAABSAN DIB U HESHIISIINTA KOONFUR-GALBEED LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA

Baydhabo, Jannaanuo 21, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud oo kulammo wadatashi ah kula qaatay magaalada Baydhaba odayaasha dhaqanka Koonfur-galbeed ayaa ka dalbaday in ay dardargeliyaan kaalinta ay ku leeyihiin nabadeynta iyo xaqiijinta Koonfur-galbeed heshiis ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in odayaasha dhaqanku ay asaas u yihiin arrimaha dib u heshiisiinta, kaalin muhiim …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMMO KU SAABSAN DIB U HESHIISIINTA KOONFUR-GALBEED LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY GOLAHA WASIIRADA KOONFUR-GALBEED DIB U HESHIISIINTA IYO XORAYNTA DALKA.

Baydhabo, Jannaayo 21, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed kaasi oo lagaga arrinsaday dib u heshiisiinta iyo xoreynta deegaannada ay argagixisadu ku dhibaateynayaan dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uu wehelinayo Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa Golaha Wasiirrada la …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY GOLAHA WASIIRADA KOONFUR-GALBEED DIB U HESHIISIINTA IYO XORAYNTA DALKA. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA TALIYE KUXIGEENKA DANAB

Baydhabo, Jannaayo 20, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyey geerida Saraakiisha iyo ciidanka ku shahiiday Galcad. Madaxweynaha ayaa xusay sida geesinimada iyo naf hurka ah ee ciidamadu ay u jabiyeen argagixisadii soo weerartay deegaanka, iyagoo u dhigay cashar lama ilaawaan ah oo muujinaya sida ay ugu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA TALIYE KUXIGEENKA DANAB Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO CULIMADA BAYDHABO KALA HADLAY KA QAYB QAADASHADA DIB U HESHIISIINTA IYO DIB U XORAYNTA KOONFUR GALBEED

Baydhabo, Jannaanyo 20, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaa’udiinka Koofur Galbeed ayaa ka dalbaday in ay doorkooda ka qaataan dadaalada lagu xoojinayo Nabadda, dib u heshiisiinta iyo wadajirka bulshada deegaanka. Madaxweynaha ayaa culimada ku bogaadiyey doorkooda wanaagsan ee fidinta diinteenna suubban, wacyi …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO CULIMADA BAYDHABO KALA HADLAY KA QAYB QAADASHADA DIB U HESHIISIINTA IYO DIB U XORAYNTA KOONFUR GALBEED Read More »

Scroll to Top