Warbaahin

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHIGGIISA DALKA TALYAANIGA UGA MAHADCELIYEY SOODHAWEYN SARE EE UU KU MAAMUUSAY

Muqdisho, Feberaayo 08, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga Madaxtooyada dalka Talyaaniga ee Quirinale Palace, halkaas oo uu salaan Sharaf ka qaatay ilaalida Jamhuuriyadda. Munaasabadda ku qabsoomtay qasriga ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Sergio Mattarella waxa uu ku muujiyey sida uu ugu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHIGGIISA DALKA TALYAANIGA UGA MAHADCELIYEY SOODHAWEYN SARE EE UU KU MAAMUUSAY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH AY UGA BILAABATAY DALKA TALYAANIGA

Roma, Feberaayo 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka faca-weyn ee dalkeennu uu la leeyahy Talyaaniga. Madaxweynaha oo marti-qaad ka helay Madxda dalkan ayaa kulammo la qaadan doona dhiggiisa Mudane Sergio Mattarella …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH AY UGA BILAABATAY DALKA TALYAANIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY XAALADDA COLAADEED EE KA ALOOSAN MAGAALADA LAASCAANOOD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in degdeg loo joojiyo dagaalka ka socda magaaladaasi isaga oo tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada ay dadkoodii ku wax yeeloobeen. Madaxweynaha ayaa adkeeyay muhiimadda in la tixgaliyo rabitaanka shacabka deegaanka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY XAALADDA COLAADEED EE KA ALOOSAN MAGAALADA LAASCAANOOD Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA TURKIGA, BURUNDI IYO THAILAND

Muqdisho, Feberaayo 06, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Burundi iyo Thailand ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxeweynuhu kaga guddoomiye waraaqaha Aqoonsiga Danjireyaasha kala ah, Mudane Ibrahim Mete Yagli, Safiirka cusub ee dalka Turkiga ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA TURKIGA, BURUNDI IYO THAILAND Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXWEYNE KU XIGEENKA BANGIGA ADUUNKA

Muqdisho Febraayo 05, 2023; Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo Koonfurta Afrika Marwo Victoria Kwakwa iyo wafdi ay hogaamineysay. Madaxweynaha ayaa la wadaagay howlaha horutabinta u leh Soomaaliya isagoo ku dhiirigaliyey Bangiga Adduunka in mashaariicda hadda socda iyo kuwa soo wajahan ay noqdaan …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXWEYNE KU XIGEENKA BANGIGA ADUUNKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA BAYDHABO

Baydhabo, Febaraayo 03, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka socda wejiga labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed. Safarka Madaxweynaha oo ah kii labaad ee uu ku tago magaalada Baydhabo muddo 11 maalmood gudahood ah ayaa ku qotama xaqiijinta Koonfur-galbeed …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA BAYDHABO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY KU XIGEENKA XOGHAYA DIFAACA TALYAANIGA.

Muqdisho, Feberaayo 02, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey ku xigeenka Xoghayaha difaaca dalkaas Mudane Matteo Perego. Madaxweynaha iyo Wafdiga dowladda Talyaaniga ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ay wadaagaan labada dal, gaar ahaan iskaashiga …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY KU XIGEENKA XOGHAYA DIFAACA TALYAANIGA. Read More »

MIRO-DHALKA SHIR-MADAXEEDKA MUQDISHO EE DALALKA SAFKA-HORE EE DAGAALKA KA DHANKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhaxashay shirkan:   Qeybtan hoose a daawo war-murtiyeedka ka soo baxay …

MIRO-DHALKA SHIR-MADAXEEDKA MUQDISHO EE DALALKA SAFKA-HORE EE DAGAALKA KA DHANKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA SAFKA HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

Muqdisho, Febaraayo 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Shirkan ayaa lagaga arrinsanayey sidii loo mideyn lahaa hawgallada lagu ciribtirayo argagixisada, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA SAFKA HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY DHIGGIISA DALKA KENYA MUDANE WILLIAM RUTO

Muqdisho, Feberaayo 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muujiyey sida dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u soo dhaweynayaan Madaxweyne William Ruto iyo wafdigiisa oo booqashadii ugu horreysay ku yimid dalkeenna, tan …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY DHIGGIISA DALKA KENYA MUDANE WILLIAM RUTO Read More »

Scroll to Top