MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY GOLAHA WASIIRADA JUBALAND DAR-DAR GALINTA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA.
Kismaayo, Maarso 02, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaand kaasi oo lagaga arrinsaday dib u xorenta deegaanada ku jira gacanta Khawaarijta ee ay ku dhibaateynayaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo Golaha Wasiirrada la wadaagay qorsheyaasha …