Warbaahin

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SOOJEEDINTA RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA EE GUDDIGA DIB U EEGISTA IYO HIRGELINTA DASTUURKA

Muqdisho, MAARSO 21, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay soojeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ee magcaabista xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo Kala ah: 1. M.dane Burhaan Aadan Cumar: Gudoomiye 2. M.dane Axmed Maxamed Jaamac; Xubin 3. M.dane Maxamed …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SOOJEEDINTA RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA EE GUDDIGA DIB U EEGISTA IYO HIRGELINTA DASTUURKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY 8 SHARRCI OO AY ANSIXIYEEN BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Muqdisho, Maarso 20, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka ee kala ah: 1 .Sharciga La-dagaallanka Argagixisada 2. Sharciga Dhismaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, 3 .Sharciga Socdaalka, 4. Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha 5. Sharciga Nidaamka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY 8 SHARRCI OO AY ANSIXIYEEN BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNAHA UGANDA YOWERI MUSEVENI OO KA WADA HADLAY WAJIGA LABAAD EE DAGAALKA KHAWAARIJTA LOOGA CIRIBTIRAYO SOOMAALIYA

Muqdisho, Maarso 20, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga Madaxtooyada Uganda kula kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay dagaalka dowlada Soomaaliya ay kula jirto argagixisada iyo qorsheyaasha ku qotoma shirka Waddamada Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ee TCC (Troop contributing countries) oo dhawaan ka qabsoomi …

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNAHA UGANDA YOWERI MUSEVENI OO KA WADA HADLAY WAJIGA LABAAD EE DAGAALKA KHAWAARIJTA LOOGA CIRIBTIRAYO SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDAMADA QALABKA SIDA

Kambaalla, Maarso 19, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Qalabka Side ee Soomaaliyeed oo muddo lagu diyaarinayey dalkaas. Madaxweynaha ayaa khudbadda uu u jeediyay halyeeyadan u istaagay difaaca dalkooda, waxa uu tilmaamay in …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDAMADA QALABKA SIDA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DALKA UGANDA TABABAR UGU SOO XIRAYA CUTUBYO KA TIRSAN CIIDAMADA QALABKA SIDA EE SOOMAALIYEED

Kambaala, Maarso 18, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka caalimaga ah ee Entebbe International Airport ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DALKA UGANDA TABABAR UGU SOO XIRAYA CUTUBYO KA TIRSAN CIIDAMADA QALABKA SIDA EE SOOMAALIYEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA KU TIMID XILDHIBAAN MAXAMUUD MAXAMED SEYSEY

Muqdisho, Maarso 18, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seysey. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Maxamuud Maxamed uu door weyn ka soo qaatay u adeegidda shacabka Soomaaliyeed, madaama uu muddo dheer ka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA KU TIMID XILDHIBAAN MAXAMUUD MAXAMED SEYSEY Read More »

AQRISO WAR-MURTIYEEDKA KA SOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN EE MAALMIHII LA SOO DHAAFAY KA SOCDAY BAYDHABO

GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED 15-17 Maarso, 2023 BAYDHABO   HORDHAC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 5aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Baydhabo 15–17 Maarso, 2023. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed …

AQRISO WAR-MURTIYEEDKA KA SOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN EE MAALMIHII LA SOO DHAAFAY KA SOCDAY BAYDHABO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GUDOOMIYAY MAALINTII LABAD SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoominaya maalintii labaad shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa lagu lafa gurayaa warbixinnada ay soo gudbiyeen guddiyada u xilsaaran soo dharaan dhirinta hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka iyo qaab dhismeedka amniga qaranka. Shirkan waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GUDOOMIYAY MAALINTII LABAD SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO KA FURAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN

Baydhabo, Maarso 15, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo waxaa lagu lafo-guri doona qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad-goboleed. Shirkan waxaa ka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO KA FURAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN Read More »

Scroll to Top