Warbaahin

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO XOGHAYE ANTÓNIO GUTERRES OO SI WADAJIR AH WARBAAHINTA ULA HADLAY

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo si wadajir ah Warbaahinta ula hadley kaddib kulan miro-dhal ah oo ah ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada ayaa soo bandhigay iskaashiga labada dhinac ee dagaalka ka dhanka Khawaarijta, arrimaha Beni-aadannimada iyo la tacaalidda saaneynta isbaddelka cimmilada. Mas’uuliyiinta ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO XOGHAYE ANTÓNIO GUTERRES OO SI WADAJIR AH WARBAAHINTA ULA HADLAY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBEY

Muqdisho, Abriil 11, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo booqasho taariikhi ah ku yimi dalkeenna. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghaye António Guterres ayaa ka arrinsaday aayaha iskaashiga labada dhinac, qorsheyaasha mudnaanta u leh dowladda Soomaaliya, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBEY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XERADA HIIL-WEYNE OO LAGU DIYAARIYAY CIIDAMO KA TIRSAN XOOGGA DALKA OO KA QAYB-QAADANAYA SUGIDDA AMNIGA MUQDISHO.

Muqdisho, APRIL 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad, halkaasi oo ay ku suganyihiin ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo dhawaan tababar kusoo qaatay dalka Yugaandha. Ciidaman oo ah Millatariga sida …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XERADA HIIL-WEYNE OO LAGU DIYAARIYAY CIIDAMO KA TIRSAN XOOGGA DALKA OO KA QAYB-QAADANAYA SUGIDDA AMNIGA MUQDISHO. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA RA’IISUL WASAARE KUXIGEENKII HORE EE DALKA

Muqdisho,Abriil 05, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaare Kuxigeenkii hore ee Dalka ahna Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibbadda Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Ismaaciil Hurre Buubaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA RA’IISUL WASAARE KUXIGEENKII HORE EE DALKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA JABUUTI, KANADA IYO KUUBBA

Muqdisho, Abriil 04, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo Kuubba ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxeweynuhu waxa uu kaga guddoomiye waraaqaha Aqoonsiga Danjireyaasha kala ah; Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf, Safiirka cusub ee dalka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA JABUUTI, KANADA IYO KUUBBA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAYGA ARIMAHA SOMALILAND

Muqdisho,Abriil 01, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Dowlada Federaalka ay ka go’an tahay xaqiijinta midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, si taas loo gaarana ay u baahan tahay talo wadaag, is dhageysi, wadahadal iyo in xal …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAYGA ARIMAHA SOMALILAND Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAY GAAR AH OO U QAABILSAN XASILLINTA IYO ILAALINTA ARRIMAHA RAYIDKA

Muqdisho,Abriil 01, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Mudane Maxamed Cabdi Waare ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada. Madaxweynaha oo mudnaanta koowaad siinaya qorshihiisa xakameynta qasaaraha rayidka si aysan waxyeello uga soo gaarin dadka shacabka ah ee ku sugan goobaha …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAY GAAR AH OO U QAABILSAN XASILLINTA IYO ILAALINTA ARRIMAHA RAYIDKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA AADAN-YABAAL EE GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE

Aadan-yabaal, Maarso, 26, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada deeganadii laga xoreeyay Khawaarijta ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe . Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay qaybaha bulshada degmada Aadan Yabaal oo ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA AADAN-YABAAL EE GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY BANDHIGGA WAXQABADKA XUKUUMADDA DAN-QARAN

Muqdisho, Maarso 21, 2023; Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in ay guul weyn ahayd samata-bixinta dadkeennii Soomaaliyeed ee la dhibaateysnaa abaaraha ka jiray dalka. Madaxweynaha ayaa xusay in mideynta dadaallada heer Qaran iyo heer caalaami …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY BANDHIGGA WAXQABADKA XUKUUMADDA DAN-QARAN Read More »

Scroll to Top