Khudbado

Hadaljeedinta Madaxweyne Farmaajo ee casho sharafta diblomaasiyiinta ka hawlgala Muqdisho

Mudanayaal iyo Marwooyin Aan fursaddan uga faa’idaysto inaan idinku soo dhaweeyo Villa Soomaaliya. Run ahaantii waan ku faraxsanahay inaan idinku martigeliyo halkan si aad noogala qayb qaadataan dabbaaldegga sannad-guurada 59-aad ee soo wareegtay madaxbannaanideenna. Soomaalida ku dhaqan daafaha caalamku waxay munaasabaddan qiimaha leh u dabbaaldagayeen toddobaadkii la soo dhaafay oo dhan. Waa damaashaad Soomaalida ugu …

Hadaljeedinta Madaxweyne Farmaajo ee casho sharafta diblomaasiyiinta ka hawlgala Muqdisho Read More »

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA EE FURITAANKA KALFADHIGA 5AAD EE GOLAHA SHACABKA

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoonka Golaha Shacabka Ummadda Soomaaliyeed, Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, Guddoomiye K/xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Guggoomiye Ku/xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirrada, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Xildhibaannada sharafta leh ee Golaha Shacabka, Taliyayaasha iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, Guddoomiyaha …

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA EE FURITAANKA KALFADHIGA 5AAD EE GOLAHA SHACABKA Read More »

Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Mudane Paul Kagame, Guddoomiyaha Wareejinaya Xilka Midowga Afrika iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Rwanda, Mudane Dr. Abiy Axmed, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya, Mudanayaal iyo Marwooyin, Madaxda Dowladaha iyo Xukuumadaha, Mudane Moussa Faki Mahamat, Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Martida Sharafta leh, Mudanayaal iyo Marwooyin Ii oggolaada inaan Madaxweyne Paul Kagame si mug leh ugaga …

Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika Read More »

Scroll to Top