Khudbado

HADAL -JEEDIN: MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY DUGSIGA TABABBARKA CIIDAMADA EE TURKISOM

Muqdisho, Luuliyo 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka baxa Dugsiga Tababbarka Ciidamada Soomaaliyeed ee TurkSom. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey dowladda Turkiga hirgelinta dugsigan oo la dhisay sanadkii 2015-kii ayaa sheegay in Dowladda …

HADAL -JEEDIN: MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY DUGSIGA TABABBARKA CIIDAMADA EE TURKISOM Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABBAR USOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEENNO KA TIRSAN CXDS

Muqdisho, Luuliyo 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka baxa Dugsiga Tababbarka Ciidamada Soomaaliyeed ee TurkSom. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey dowladda Turkiga hirgelinta dugsigan oo la dhisay sanadkii 2015-kii ayaa sheegay in Dowladda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABBAR USOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEENNO KA TIRSAN CXDS Read More »

Hadal Jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen!

Muqdisho – 29-Luulyo: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Salaadda Jimcada ku oogay Masjidka Shuhaddaa ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed ku boorriyey in ay u gurmadaan walaallahooda la dhibaateysan abaaraha ku dhuftay guud ahaan dalka. Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa saaxibbadeeda beesha caalamka ayaa dadaal ugu jira xakameynta abaarta sii daba dheeraatay ee …

Hadal Jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen! Read More »

Hadal jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Bogaadiyay Kaalinta Taariikhiga ah Ee Ay Dowladda Masar Ku Lahayd Dowlad Dhiska Soomaaliya!

Qaahira, Luuliyo 25, 2022.  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis, soo dhaweynta diirran ee uu ku qaabbilay. Madaxweynaha ayaa aad u bogaadiyay kaalinta walaalnimo ee dalka Masar ay ku lahayd dowlad dhiska iyo xorriyadda ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu sidoo kale carabka ku adkeeyay muhiimadda …

Hadal jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Bogaadiyay Kaalinta Taariikhiga ah Ee Ay Dowladda Masar Ku Lahayd Dowlad Dhiska Soomaaliya! Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANSAANIYA

Muqdisho, Luulyo 21, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga dalkaas Marwo Ashuta Kijaju iyo diblamaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas. Madaxweynaha ayaa ka qayb-geli doona Shirka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANSAANIYA Read More »

Khudbadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka jeediyey xarunta Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Cilmi-Baarista Arrimaha Bulshada ee SETA

Faa’iidada iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga: Doodda khibradda Soomaaliya Khudbadda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka jeediyey xarunta Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Cilmi-Baarista Arrimaha Bulshada ee SETA. Ankara, 5th July 2022 Mudaneyaal iyo Marwooyin, Waxaa sharaf weyn ii ah fursadda aan u helay in aan khudbad la xiriirta khibradda iyo faa’iidooyinka Soomaaliya iyo iskaashiga Turkiga ka jeediyo mu’asasadda …

Khudbadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka jeediyey xarunta Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Cilmi-Baarista Arrimaha Bulshada ee SETA Read More »

FARRIINTA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH EE XUSKA TODOBAADKA XORRIYADDA

Bismillaahi Al-raxmaani Al-raxiim Waxaan mahad ballaaran u jeedinayaa Alle subxaanahu wa tacaalaa oo noo suurta geliyey in aan si nabad ah u xusno Todobaadka Xoriyadda dalkeenna oo caawa si rasmi ah u bilowday, inkastoo aan ka cudur daaranayo ka qeyb-gal la’aanteyda munaasabadda 26ka Juun, maadaama aan u hoggaansanahay talooyinka bahda caafimaadka ee la xiriira COVID-19. …

FARRIINTA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH EE XUSKA TODOBAADKA XORRIYADDA Read More »

WAR-MURTIYEED – SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN

Muqdisho 12 Juun 2022: HORDHAC Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shir labo maalmood socday. Shirka oo uu isugu yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa ka soo qaybgalay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya; Mudane Saciid Cabdullaahi …

WAR-MURTIYEED – SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA HADLAY SHACABKA SOOMAALIYEED.

DAAWO Hadal-Jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee guulaha 7dii bilood ee lasoo dhaafay laga xaqiijiyay halganka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023 oo noqon doona sanadkii dalka xoroobi lahaa dowladdana ay u jihaysan laheyd adeeg iyo waxqabad insha allaah.

MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA MARXUUM CALI MAHDI MAXAMED OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY MUQDISHO

Muqdisho, Maarso 12, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo Aas-Qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho. Diyaaraddii sidday Maydka Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed ayaa markii ay soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde waxaa naxashka …

MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA MARXUUM CALI MAHDI MAXAMED OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY MUQDISHO Read More »

Scroll to Top