Khudbado

MADAXWEYNAHA JFS OO KA CODSADAY GOLAHA AMMAANKA EE QARAMADA MIDOOBEY IN AY KA QAADAAN SOOMAALIYA CUNAQABATEYNTA HUBKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda amniga dalka, waxa uuna u jeediyay codsi xooggan oo ku aaddan in ay dalka ka qaadaan cunaqabateynta hubka ee saarneyd tan iyo sannadkii 1992-dii. “Waxaan garoowsannahay in Al-Shabaab oo laga adkaado ay …

MADAXWEYNAHA JFS OO KA CODSADAY GOLAHA AMMAANKA EE QARAMADA MIDOOBEY IN AY KA QAADAAN SOOMAALIYA CUNAQABATEYNTA HUBKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUNAASABADDA XUSKA SYL AWGEED UBAX-DHIGAY TAALLADA HALGAMEYAASHA SYL

Muqdisho, May 15, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay tallada Halgameyaashii SYL oo 80-sano ay ka soo wareegtay markii ay aas-aaseen dalladan xornimada u horseedday dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dalkeenna maanta ay haysato caqabad la mid ah tan ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUNAASABADDA XUSKA SYL AWGEED UBAX-DHIGAY TAALLADA HALGAMEYAASHA SYL Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAAGOOTIYEY CIIDANKA ILAALO QARAN EE KA QEYB-GALAYA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA

Muqdisho, Maajo 14, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka gaar ahaan Guutada Gantaal ee Ilaalo Qaran oo ka qeyb-galaya dagaalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ciidamada u jeediyay khudbad isugu jirtay dardaaran, dhiirri-galin iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAAGOOTIYEY CIIDANKA ILAALO QARAN EE KA QEYB-GALAYA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA Read More »

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SALAADDA JUMCAHA KADIB KHUDBAD KA JEEDIYAY MASJIDKA MADAXTOOYADA

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jumcaha kadib Khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa tilmaamay in DFS ay qaaday tallaabbooyin ka dhan ah la-dagaallanka musuq-maasuqa islamarkaana ay bilaabayso qorshe Qaran oo lagu ilaalinayo ammaanada shacabka, isaga oo ka dalbaday bulshada Soomaaliyeed in ay door ku yeeshaan ka hortagga xatooyada xoolaha hantida dadweynaha.  …

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SALAADDA JUMCAHA KADIB KHUDBAD KA JEEDIYAY MASJIDKA MADAXTOOYADA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO XOGHAYE ANTÓNIO GUTERRES OO SI WADAJIR AH WARBAAHINTA ULA HADLAY

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo si wadajir ah Warbaahinta ula hadley kaddib kulan miro-dhal ah oo ah ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada ayaa soo bandhigay iskaashiga labada dhinac ee dagaalka ka dhanka Khawaarijta, arrimaha Beni-aadannimada iyo la tacaalidda saaneynta isbaddelka cimmilada. Mas’uuliyiinta ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO XOGHAYE ANTÓNIO GUTERRES OO SI WADAJIR AH WARBAAHINTA ULA HADLAY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY BANDHIGGA WAXQABADKA XUKUUMADDA DAN-QARAN

Muqdisho, Maarso 21, 2023; Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in ay guul weyn ahayd samata-bixinta dadkeennii Soomaaliyeed ee la dhibaateysnaa abaaraha ka jiray dalka. Madaxweynaha ayaa xusay in mideynta dadaallada heer Qaran iyo heer caalaami …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY BANDHIGGA WAXQABADKA XUKUUMADDA DAN-QARAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY 8 SHARRCI OO AY ANSIXIYEEN BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Muqdisho, Maarso 20, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka ee kala ah: 1 .Sharciga La-dagaallanka Argagixisada 2. Sharciga Dhismaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, 3 .Sharciga Socdaalka, 4. Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha 5. Sharciga Nidaamka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY 8 SHARRCI OO AY ANSIXIYEEN BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIYADA CUNAQABATEYNTA MAALIYADEED EE CAYIMAN, HAY’ADDA SIRDOONKA IYO NABAD-SUGIDDA QARANKA IYO KORONTADA QARANKA

Muqdisho, Maarso 08, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha iyo awoodda dowladda ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Sharciga Korontada Qaranka. Munaasabadda saxiixa sharciyadda oo ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIYADA CUNAQABATEYNTA MAALIYADEED EE CAYIMAN, HAY’ADDA SIRDOONKA IYO NABAD-SUGIDDA QARANKA IYO KORONTADA QARANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA LDC5

Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Shirka Loo Dhan Yahay ee LDC5 ee hal-ku-dheggiisu yahay: Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqo. “Madaxda sharafta leh, Mudanayaal iyo Marwooyin, sharaf ayay ii tahay in aan idin kala hadlayo shirkan shanaad ee muhiimka ah ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan Dalalka Horumarkoodu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA LDC5 Read More »

Scroll to Top