MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY HESHIISKA KU BIIRITAANKA DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA (EAC)
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Entebbe ee dalka Uganda ku saxiixay heshiiska ku biiritaanka Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC). “Muhiimadda juqraafiyeed ee Soomaaliya waxay sare u qaadi doontaa muhiimadda Dallada Bulshada Bariga afrika ee caalamka.”