Bayannada

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA AXMED NAAJI SACAD

Maxaas, Sebteembar 05, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay abwaankii iyo fannaankii Soomaaliyeed ee Marxuum Axmed Naaji Sacad. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuumku uu kaalin weyn uga jiray fanka Soomaaliyeed, isaga oo doorweyn ka qaatay sare …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA AXMED NAAJI SACAD Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA DUULAYA DARDAR GALINTA HOWLGALADA CIRIBTIRKA KHAWAARIJTA AYAA GAARAY DEGMADA MAXAAS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah halganka dib u xoreynta dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa halyeeyada difaaca shacabka, mas’uuliyiinta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA DUULAYA DARDAR GALINTA HOWLGALADA CIRIBTIRKA KHAWAARIJTA AYAA GAARAY DEGMADA MAXAAS Read More »

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO LOOGA HADLAYO AMNIGA IYO XASILINTA DALKA AYAA KA FURMAY DHUUSAMAREEB

Dhuusamareeb, Agoosto 26, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka. Madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa shirkan kaga arrinasanaya xaaladda amniga dalka, dhameystirka howlgalada dib u xoreynta, xasilinta deegaanada laga saaray Khawaarijta iyo gaarsiinta adeegyada aasaasiga …

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO LOOGA HADLAYO AMNIGA IYO XASILINTA DALKA AYAA KA FURMAY DHUUSAMAREEB Read More »

Cabdixakim Maxamed Yusuf, Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya

24-08-2023: Muqdisho Somalia:- Kaddib markii uu arkay khibraddiisa iyo waaya aragnimadiisa dhinacyada maamulka qorsheynta iyo dowlad dhiska, madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay mudane Cabdixakim Maxamed Yusuf agaasimaha guud ee madaxtooyada qaranka. Mudane Yusuf ayaa leh ku dhawaad labaatan sano oo khibrad shaqo ah, isaga oo horey uga soo shaqeeyay …

Cabdixakim Maxamed Yusuf, Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Read More »

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA MAGAALADA DHUUSAMAREEB KU QAABILAY QAAR KA MID AH SIYAASIYIINTA IYO BULSHADA GALMUDUG

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug oo uu kala hadlay xasilinta deegaanada laga xoreeyay argagixisada iyo qorshaha dowlada ku gaarsiineyso adeegyo bulsho oo dhameystiran. Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta uu la kulmay la wadaagay dadaalka dowladdu ay ku bixiso dabar-goynta kooxaha argagixisada …

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA MAGAALADA DHUUSAMAREEB KU QAABILAY QAAR KA MID AH SIYAASIYIINTA IYO BULSHADA GALMUDUG Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAWEENKA SOOMAALIYEED KU BOGAADIYAY DOORKOODA DAGAALKA DALKA LOOGA XOREYNAYO KHAWAARIJTA.

Dhuusamareeb, Agoosto 23, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeenada ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed oo Dhuusamareeb u yimid, garab istaagga ciidamada qalabka sida ee ku jira dagaalka dalka looga xoreynayo argagixisada. Madaxweynaha ayaa haweenka Soomaaliyeed …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAWEENKA SOOMAALIYEED KU BOGAADIYAY DOORKOODA DAGAALKA DALKA LOOGA XOREYNAYO KHAWAARIJTA. Read More »

AGAASIMAHA CUSUB EE MADAXTOOYADA QARANKA OO MAANTA XILKA LA WAREEGAY

Muqdisho, Aug 23, 2023; Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa uu xilka kala wareegay Agaasimahii hore ee Madaxtooyada. Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud Agaasimihii hore ee Madaxtooyada oo u mahad-celiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda …

AGAASIMAHA CUSUB EE MADAXTOOYADA QARANKA OO MAANTA XILKA LA WAREEGAY Read More »

XARUNTA HOWLGALINTA CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa Ciidamada Xooga Dalka u jiheeyay shaqadoodii qaran, waxaana iyagoo kaashanaya dadka Soomaaliyeed ay wajaheen cadowga, iyadoo qorshahu yahay cirib tirka Argagixisada Galmudug ku harsan in lagu soo gabagabeeyo wajiga hore ee dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA QARANKA

Dhuusamareeb, Aug 18, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Mudane Cabdixakiim waxa uu ahaa la-taliyaha dhinaca siyaasadda ee madaxweynaha, waxa uuna leeyahay khibrad shaqo oo kor u dhaafaysa 20 sanadood oo ku aaddan dhinacyada horumarinta hay’adaha dowladda, maamul-wanaagga, tayeynta dowlad-goboleedyada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA QARANKA Read More »

Scroll to Top