MADAXWEYNE XASAN AYAA MARKALE ADKEEYAY IN UMMADDA SOOMAALIYEED AY U MIDOOBAAN HALKA CADOW EE DALKEENNU LEEYAHAY
Dhuusamareeb 22 Sibteember 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka ayaa markale adkeeyay in ummadda soomaaliyeed ay u midoobaan halka Cadow ee dalkeennu …