Bayannada

MADAXWEYNE XASAN OO KA HADLAY HALKA UU MARAYO HALGANKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA, AMNIGA IYO KAALINTA SHACABKA.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab, amniga iyo kaalinta shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa sidoo kale Khudbadiisa Jimcaha ee maanta kaga hadlay dowlad wanaaga iyo heshiiska hanaanka doorashooyinka dalka. 

MADAXWEYNE XASAN OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY HOGGAAMIYAHA SSC KHAATUMO MUDANE CABDIQAADIR AXMED FIRDHIYE.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka hoggaamiyaha SSC Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Firdhiye. Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan xaaladda guud ee deegaannada SSC Khaatuma ka dhageystay Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Firdhiye, Isagoo la wadaagay Madaxda heer Federaal aragtida, …

MADAXWEYNE XASAN OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY HOGGAAMIYAHA SSC KHAATUMO MUDANE CABDIQAADIR AXMED FIRDHIYE. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHIR GUDDOOMIYEY GOLAHA WASIIRRADA XJFS.

Muqdisho, 12 Oktoobar, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardargelinta qorsheyaasha hortebinta u leh Xukuumadda ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo lagu soo bandhigay guulaha laga gaaray howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaariijta Al shabaab. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda oo Golaha uga warbixiyay halganka uu hoggaaminayo ee khawaarijta looga sifeeynayo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHIR GUDDOOMIYEY GOLAHA WASIIRRADA XJFS. Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO KORMEERAY XERYAHA AY TABABARKA KU QAADANAYAAN CIIDAMADA BADDA IYO CIRKA SOOMAALIYEED EE KU SUGAN DALKA ERETERIYA

Asmara, October 9, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ereteriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo warbixinno ka dhageystay sarakiisha ciidanka ayaa ku bogaadiyay dal jacaylka, dhabar …

MADAXWEYNE XASAN OO KORMEERAY XERYAHA AY TABABARKA KU QAADANAYAAN CIIDAMADA BADDA IYO CIRKA SOOMAALIYEED EE KU SUGAN DALKA ERETERIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBA-BAXAY DALKA ERETERIYA

Muqdisho, Oktoobar, 08, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka Sida. Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku qotoma adkaynta xiriirka labada dal, Kor u qaadidda iskaashiga difaaca iyo amniga si …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBA-BAXAY DALKA ERETERIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA DUQII HORE EE MAGAALADA MUQDISHO CALI UGAAS CABDULLE

Dhuusamareeb, Oktoobar, 02, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyska uu ugu horeeyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, qaraabada iyo guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Cali Ugaas Cabdulle ayaa tilmaamay dadaalka Marxuumku uu ku bixiyey nabadaynta iyo horumarka dalkeenna Madaxweynaha …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA DUQII HORE EE MAGAALADA MUQDISHO CALI UGAAS CABDULLE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY QAAR KA MID AH SIYAASIYIINTA KOONFUR-GALBEED

Dhuusamareeb, Sibteembar 30, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur-gabeed. Siyaasiyiinta Koonfur-galbeed oo Dhuusamareeb u yimid garab istaagga ciidamada qaranka ee dagaalka kula jira Khawaarijta ayaa Madaxweynaha la wadaagay warbixin ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY QAAR KA MID AH SIYAASIYIINTA KOONFUR-GALBEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY MAS’UULIYIIN KA SOCDAY DOWLADDA TURKIGA

Dhuusamareeb, Sibteembar 25, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Ibrahim Mete Yagli oo uu wehliyo Taliyaha Dugsiga Tababbarada Ciidamada ee TurkSom, Sarreeye Guuto Sebahattin Kalkan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa masuuliyiintan kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, gaar …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY MAS’UULIYIIN KA SOCDAY DOWLADDA TURKIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO JABUUTI KULA KULMAY WASIIRKA DIFAACA MARAYKANKA

Jabuuti, Sibteebar 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa kala hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee ka socda Soomaaliya iyo kor u qaadidda taageerada Mareykanka ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Dhankiisa Mudane Lloyd Austin ayaa bogaadiyay hormarka dowlada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO JABUUTI KULA KULMAY WASIIRKA DIFAACA MARAYKANKA Read More »

Scroll to Top