Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga ka Jaray Waddada Abwaan Timacadde ee Muqdisho
Muqdisho, Juun 30, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo laami ah oo isku xirta degmooyinka Shingaani iyo Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir, taas oo loogu magac daray Abwaan Cabdullaahi Suldaan Timacadde. Madaxweyanaha oo dul istaagay doorkii taariikhiga ahaa ee uu Abwaan Timacadde ku lahaa halgankii xornimo …
Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga ka Jaray Waddada Abwaan Timacadde ee Muqdisho Read More »