Wadatashi ku saabsan Arrimaha Webiyada Jubba iyo Shabeelle oo lagu qabtay Muqdisho
Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo ka qeyb galay Kulanka Wadatashiga Arrimaha Webiyada dalka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Guddiga Dowladda ee arrinkan u xilsaaran in lagu sugayo sahan dhammeystiran iyo siyaasadda ku aaddan ka faaiideysiga wabiyada Jubba iyo Shabeelle. Kulanka oo ay ka soo qeyb galeen Wasiiru Dowlaha …
Wadatashi ku saabsan Arrimaha Webiyada Jubba iyo Shabeelle oo lagu qabtay Muqdisho Read More »