Bayannada

MADAXWEYNAHA JFS OO U MAGACAABAY MUDANE XUSEEN MACALLIN MAXAMUUD SHEEKH LATALIYAHA AMNIGA QARANKA

Muqdisho, May 24, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Mudane Xuseen Macallin Maxamuud uu khibrad iyo aqoon durugsan u leeyahay qaab-dhismeedka amniga qaranka, duruufaha amni ee ku xeeran dalkeenna iyo qorsheyaasha dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka. Madaxweyne Xasan Sheekh …

MADAXWEYNAHA JFS OO U MAGACAABAY MUDANE XUSEEN MACALLIN MAXAMUUD SHEEKH LATALIYAHA AMNIGA QARANKA Read More »

DOWLADDA FEDERAALKA WAXAY BOGAADINEYSAA DAWRKA MIDOWGA AFRIKA EE NABADEYNTA SOOMAALIYA

Muqdisho, 07 Abriil, 2022: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dawrka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo qaateen dowlad dhisidda Soomaaliya iyo dagaalka aan kula jirno kooxaha argagixisada. Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira iyo danjireyaasha kale ee caalamka waxaa warqadaha …

DOWLADDA FEDERAALKA WAXAY BOGAADINEYSAA DAWRKA MIDOWGA AFRIKA EE NABADEYNTA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA HADLAY SHACABKA SOOMAALIYEED.

DAAWO Hadal-Jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee guulaha 7dii bilood ee lasoo dhaafay laga xaqiijiyay halganka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023 oo noqon doona sanadkii dalka xoroobi lahaa dowladdana ay u jihaysan laheyd adeeg iyo waxqabad insha allaah.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BAAQAY IN SI SHURUUD LA’AAN AH LOO JOOJIYO COLAADDA BOOSAASO

Muqdisho, Diseembar 22, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa uu ka tiiraanyaysan yahay shaqaaqada iyo dagaalka ka socda magaalada Boosaaso, kaas oo sababay dhimasho, dhaawac, burbur hantiyeed iyo barakac muwaadiniin aan waxba galabsan. Madaxweynaha oo ku kalsoon xilkasnimada iyo garashada isimada, odayaasha dhaqanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, wuxuuu ku …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BAAQAY IN SI SHURUUD LA’AAN AH LOO JOOJIYO COLAADDA BOOSAASO Read More »

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO XARIGGA KA JARTAY ISBITAALKA MAGAALADA BARAAWE

Muqdisho, Ogoosto 28, 2021; Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada deegaanka sida ay ugu garab istaageen hirgelintiisa.  Marwo Saynab oo ka warbixisay qorshaha lagu hirgeliyey Isbitaalkan ayaa tilmaamtay in muhiimad weyn uu u leeyahay dadka ku dhaqan magaalada Baraawe …

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO XARIGGA KA JARTAY ISBITAALKA MAGAALADA BARAAWE Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Hindiya

Muqdisho, May 29, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Mudane Virander Kumar Paul ayaa muujiyey dadaallada miro-dhalka ah ee Dowladdu ay gelisay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dalalka caalamka ee dan-wadaagta la ah dalkeenna. Danjire Kumar ayaa soo gaarsiiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo …

Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Hindiya Read More »

MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA MARXUUM CALI MAHDI MAXAMED OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY MUQDISHO

Muqdisho, Maarso 12, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo Aas-Qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho. Diyaaraddii sidday Maydka Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed ayaa markii ay soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde waxaa naxashka …

MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA MARXUUM CALI MAHDI MAXAMED OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY MUQDISHO Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Samareeb

Samareeb, Febaraayo 02, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan dardar galinta hannaanka doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda heshiiskii 17-kii Sebteembar 2020 ee ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulankan waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka …

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Samareeb Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir

Muqdisho, 30 Janaayo, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la gudagalo qabsoomidda doorashadii lagu heshiiyey waxaa uu soo saaray go’aanadan: 1- Madaxweynuhu wuxuu shir iskugu yeerayaa madaxda Dowlad Goboleedyadda dalka iyo Gobolka Banaadir. 2- Shirkaas waxaa lagu qabanayaa magaalada …

Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed

Muqdisho, Nofeembar 30, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed. Madaxweynaha ayaa u xilsaaray Danjire Yuusuf in uu sii ambaqaado doorka dalkeennu uu ka qaadanayo qorsheyaasha wadajirka ah ee heer Gobol, kuwaas …

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed Read More »

Scroll to Top