Bayannada

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SOO DHAWEYN AH LA QAATAY XUBNAHA MAGACAABAN EE GOLAHA XUKUUMADDA JFS

Muqdisho, Ogoosto 02, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyey xilalka loo magacaabay. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaare Xamse, latashiyada ballaaran ee uu sameeyey iyo dadaalka uu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SOO DHAWEYN AH LA QAATAY XUBNAHA MAGACAABAN EE GOLAHA XUKUUMADDA JFS Read More »

HADAL -JEEDIN: MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY DUGSIGA TABABBARKA CIIDAMADA EE TURKISOM

Muqdisho, Luuliyo 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka baxa Dugsiga Tababbarka Ciidamada Soomaaliyeed ee TurkSom. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey dowladda Turkiga hirgelinta dugsigan oo la dhisay sanadkii 2015-kii ayaa sheegay in Dowladda …

HADAL -JEEDIN: MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY DUGSIGA TABABBARKA CIIDAMADA EE TURKISOM Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABBAR USOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEENNO KA TIRSAN CXDS

Muqdisho, Luuliyo 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka baxa Dugsiga Tababbarka Ciidamada Soomaaliyeed ee TurkSom. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey dowladda Turkiga hirgelinta dugsigan oo la dhisay sanadkii 2015-kii ayaa sheegay in Dowladda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABBAR USOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEENNO KA TIRSAN CXDS Read More »

Hadal Jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen!

Muqdisho – 29-Luulyo: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Salaadda Jimcada ku oogay Masjidka Shuhaddaa ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed ku boorriyey in ay u gurmadaan walaallahooda la dhibaateysan abaaraha ku dhuftay guud ahaan dalka. Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa saaxibbadeeda beesha caalamka ayaa dadaal ugu jira xakameynta abaarta sii daba dheeraatay ee …

Hadal Jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen! Read More »

Hadal jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Bogaadiyay Kaalinta Taariikhiga ah Ee Ay Dowladda Masar Ku Lahayd Dowlad Dhiska Soomaaliya!

Qaahira, Luuliyo 25, 2022.  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis, soo dhaweynta diirran ee uu ku qaabbilay. Madaxweynaha ayaa aad u bogaadiyay kaalinta walaalnimo ee dalka Masar ay ku lahayd dowlad dhiska iyo xorriyadda ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu sidoo kale carabka ku adkeeyay muhiimadda …

Hadal jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Bogaadiyay Kaalinta Taariikhiga ah Ee Ay Dowladda Masar Ku Lahayd Dowlad Dhiska Soomaaliya! Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY DALKA MASAR

Qaahira, 24, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha si diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirka Maaliyadda Masar Mudane Maxamed Muciid, diblomaasiyiin iyo sarakiil ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas. Madaxweynaha ayaa dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi, la …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY DALKA MASAR Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBA-BAXAY DALKA MASAR

Muqdisho, Luulyo 24. 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka xiriirka soojireenka ah la wadaaga dalkeenna ku maraya socdaal ku saleysan dib u xoojinta iskaashiga diblumaasiyadda iyo xaqiijinta Soomaali heshiis la ah dunida ayaa maanta u amba-baxay Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar. Madaxweynaha ayaa dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBA-BAXAY DALKA MASAR Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANSAANIYA

Muqdisho, Luulyo 21, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga dalkaas Marwo Ashuta Kijaju iyo diblamaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas. Madaxweynaha ayaa ka qayb-geli doona Shirka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANSAANIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBABBAXAY DALKA TANSAANIYA

Muqdisho, Luulyo 21, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ugu ambabbaxay magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya. Madaxweynaha oo ka qayb-geli doona Shirka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ka dhacaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa madaxda dalalkaas uga warbixin doona fursadaha dhaqaale ee dalkeenna, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBABBAXAY DALKA TANSAANIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA ASMARA

Asmara, Luulyo 09, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa markii uu ka degay Garoonka Caalamiga ah ee Asmara waxa halkaasi ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo afar maalmood qaadanaysa ku …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA ASMARA Read More »

Scroll to Top