MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY WARSHADAHA SOO SAARA QALABKA CIIDAMADA UGANDA
Kampala, Ogosto 9, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee ku sugan dalka Unganda ayaa booqday deegaanka Nakasongola oo ay ku yaallaan Warshadaha Luwero ee soo saara qalabka Ciidamada Milateriga ee Uganda. Madaxweynaha ayaa shacabka iyo dowladda Uganda ku bogaadiyey dadaallada wax ku oolka ah ee ay ku …
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY WARSHADAHA SOO SAARA QALABKA CIIDAMADA UGANDA Read More »