Bayannada

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY XOGHAYAHA DIFAACA MARAYKANKA

Washington, September 16, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Difaaca dalkaas Mudane Lloyd James Austin. Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd James Austin ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyey booqashada iyo wada-xoojdyada ay yeesheen, waxa uuna sheegay in nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY XOGHAYAHA DIFAACA MARAYKANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAYA SHIRKA GOLAHA LOO DHANYAHAY EE QARAMADA MIDOOBEY

Muqdisho, Sebteembar 14. 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey. Meertadan oo soconaysa inta u dhaxaysay 13-ka ilaa 27-ka Bishan ayaa lagaga arrinsanayaa yareynta saboolnimada iyo xasillooni darrada, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAYA SHIRKA GOLAHA LOO DHANYAHAY EE QARAMADA MIDOOBEY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNE WILLIAM RUTO

Nayroobi, Sibteembar 13, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nayroobi kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay ahmiyadda ay leedahay iskaashiga diblomaasiyadeed, dhaqaale, ganacsi iyo bulsho oo ay yeeshaan dalalka dariska, si loo adkaado dhibaatooyinka saboolnimada, cunna yarida, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNE WILLIAM RUTO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO U SAFRAY NAIROBI SI UU UGA QEYB GALO CALEEMA-SAARKA MADAXWEYNAHA DALKA KENYA

Nayroobi, Sebteembar 12, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto ayaa gaaray magaalada Nayroobi ee caasimadda dalkaas. Madaxweynaha oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha dalalka gobolka iyo caalamka ee ka qeyb-galaya caleema-saarka Madaxweyne William Ruto ayaa waxaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO U SAFRAY NAIROBI SI UU UGA QEYB GALO CALEEMA-SAARKA MADAXWEYNAHA DALKA KENYA Read More »

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN

 HORDHAC Muqdisho – Soomaaliya 12 September 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran kaasoo socday muddo laba maalmood ah 11-12 September 2022. Shirka oo ku qabsoomay magaalada Muqdisho waxaa ka soo qayb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare …

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN Read More »

WAR-MURTIYEED KASOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA EE KA SOCDAY MAGAALADA MUQDISHO

Muqdisho – Soomaaliya 12 September 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran kaasoo socday muddo laba maalmood ah 11-12 September 2022. Shirka oo ku qabsoomay magaalada Muqdisho waxaa ka soo qayb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Madaxweynaha Jubbaland Mudane …

WAR-MURTIYEED KASOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA EE KA SOCDAY MAGAALADA MUQDISHO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABBILAY MADAXWEYNE KUXIGEENKA MIDOWGA YURUB EE ARRIMAHA SIYAASADDA IYO AMNIGA

Muqdisho, Sebteembar 11, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo taageerada Midoowga Yurub ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey qorshaha dowladda ee xaslinta dalka, dib u dhiska ciidamada, abaaraha, ka hortaga macluusha, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABBILAY MADAXWEYNE KUXIGEENKA MIDOWGA YURUB EE ARRIMAHA SIYAASADDA IYO AMNIGA Read More »

MADAXDA UGU SARREYSA DALKA OO SI WADAJIR AH ALLE UGA BARYEY IN UU CULEYSKA KA DULQAADO UMMADDA SOOMAALIYEED

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda ayaa salaadda Jimcaha ku oogay Masjidka Shuhadaa ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxda ayaa Alle ka baryey in uu …

MADAXDA UGU SARREYSA DALKA OO SI WADAJIR AH ALLE UGA BARYEY IN UU CULEYSKA KA DULQAADO UMMADDA SOOMAALIYEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE KENYA

Muqdisho, Sibteembar 08, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u fadhin doona dalkeenna Mudane Thomas Kipkosgei Chepkuto. Danjire Thomas ayaa Madaxweynaha soo gaarsiiyey salaan iyo farriin uu kaga siday dhiggiisa dalkaas, isagoo shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed uga mahadceliyey soo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE KENYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABBILAY SAFIIRKA DOWLADDA FINLAND U JOOGA DALKEENNA

Muqdisho, Sibteembar 07, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Finland u fadhiya dalkeenna Mudane Pirkka Tapiola. Madaxweynaha dalka iyo Safiirka ayaa ka wadahadlay kor u qaadidda taageerada Midowga Yurub oo ay qeyb ka tahay dowladda Finland, adkeynta cilaqaadka labada dal, horumarinta dhaqaalaha, iskaashiga, qorshaha dowladda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABBILAY SAFIIRKA DOWLADDA FINLAND U JOOGA DALKEENNA Read More »

Scroll to Top