Bayannada

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYBGALAY FURITAANKA SHIR-MADAXEEDKA JAAMACADDA CARABTA

Aljeris, Nofeembar 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa shirkan ka jeedin doona khudbad uu kaga hadlayo dhibaatooyinka arggagixisadu ay ku hayso nabadda, horumarka iyo dowladnimada Soomaaliya iyo sidoo kale …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYBGALAY FURITAANKA SHIR-MADAXEEDKA JAAMACADDA CARABTA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADDIB SHIRKII MADAXDA JAAMACADDA CARABTA

Muqdisho, 03 Noveembar, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo hor-geeyey Shir-madaxeedka dalalka Carabta doorka ku aaddan dagaalka ka dhanka ah argagixisada ee shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ka sugayaan walaalahooda Carbeed ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa kula kulmay madasha shirka uu ku qabsoomay hoggaamiyeyaasha dalalka Carabta iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADDIB SHIRKII MADAXDA JAAMACADDA CARABTA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA DALKA MASAR CABDULFATAX AL-SIISI

Algiers, Nofeembar 01, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Madaxweyne Xasan Sheekh oo uga warbixiyay dhiggiisa dalka Masar howl-galada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobalada dalka iyo dadaalada ay dowladda Soomaaliya ugu jirto xasilinta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA DALKA MASAR CABDULFATAX AL-SIISI Read More »

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN

HORDHAC Muqdisho – Soomaaliya 27-31 October 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 3aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho 27-31 October 2022. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare K/xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Puntland Mudane …

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH FURAY QORSHAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAAR AH

Muqdisho, Oktoobar 21, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed oo lagu dhireynayo dalka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyadda dhirtu ay u leedahay dalkeenna oo abaaro soo noq-noqday ay aafeeyeen, saameyn xoogganna …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH FURAY QORSHAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAAR AH Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXA HAY’ADDA QAXOOTIGA ADDUUNKA

Muqdisho, Oktoobar 21, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Filippo Grandi xaaladda abaaraha dalka iyo qorshaha dowladda ee wax looga qabanayo dhibaatooyinka horseeday barakaca gudaha oo uu ugu horreeyo argagixisada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXA HAY’ADDA QAXOOTIGA ADDUUNKA Read More »

DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU GUULEYSATAY TOOSINTA IYO DHAMMAYSTIRKA HESHIIS WADAAGGA WAX SOOSAARKA SHIDAAALKA EE SHIRKADDA COASTLINE EXPLORATION

Muqdisho, Oktoobar 20, 2022: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba-gabeysay hannaanka toosinta iyo dhammaystirka heshiisyada wadaagga wax-soosaarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Coastline Exploration, si loogu saleeyo danta dalka. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kaashatay dib u habaynta heshiiskan Garyaqaanka Guud ee Qaranka iyo sharci-yaqaanno caalami ah oo ku takhasusay …

DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU GUULEYSATAY TOOSINTA IYO DHAMMAYSTIRKA HESHIIS WADAAGGA WAX SOOSAARKA SHIDAAALKA EE SHIRKADDA COASTLINE EXPLORATION Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD-SHARAFYO GUDDOONSIIYEY XULKA 17 JIRRADA AH EE KU GUULEYSTAY KOOBKA CECAFA

Muqdisho, Oktoobar 17, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka Isreebreebka Afrika ee Bariga iyo Bartamaha, ayaa ku ammaanay in ay kor u qaadeen magaca umadda Soomaaliyeed, dhallinyarada dalkana ay u fureen iridaha guusha. Madaxweynaha oo ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD-SHARAFYO GUDDOONSIIYEY XULKA 17 JIRRADA AH EE KU GUULEYSTAY KOOBKA CECAFA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYEY SHACABKA SOOMAALIYEED GUUSHA XULKA KUBADDA CAGTA EE 17-JIRRADA

Muqdisho, Oktoobar 15, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ay u soo hoyeen qarankooda ayaa tilmaamay dareenka farxadeed iyo qiimaha ay u leedahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa sheegay in ciyaaryahannada, macalimiinta iyo maamulka xulka da’yarta Soomaaliyeed ay tusaale …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYEY SHACABKA SOOMAALIYEED GUUSHA XULKA KUBADDA CAGTA EE 17-JIRRADA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY DHIGGIISA DALKA TURKIGA

Muqdisho, Oktoobar 15, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan iyo Xukuumadda dalkaas u diray dhambaal tacsi ah oo ku saabsan muwaadiniinta ku geeriyooday qaraxa ka dhacay goob laga qodo dhuxul-dhagaxa oo ku taalla waqooyiga dalkaas. Madaxweynaha oo tilmaamay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY DHIGGIISA DALKA TURKIGA Read More »

Scroll to Top