Bayannada

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO CAAWA KU HOYANAYA DEGMADA CADALE

Cadale, Nofeembar 24, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhiirri-gelinaya Ciidamada Qalabka Sida iyo Shacbiga u istaagay xoreynta deegaannada ay haystaan khawaarijta Alshabaab ayaa lagu soo dhaweeyay degmada Cadale ee Hirshabelle. Madaxweynaha oo kulammo xog-wareysi ah la qaatay bulshada iyo wax-garadka Cadale ayaa xusay rajada shacabka Soomaaliyeed ay maanta qabaan ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO CAAWA KU HOYANAYA DEGMADA CADALE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY DEKADDA MUQDISHO

Muqdisho, Nofeembar 22, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Dekadda Muqdisho ayaa adkeeyay muhiimadda dardargelinta hawlaha shaqo ee Dekadda si kor loogu qaado dakhliga dowladda. Madaxweynaha ayaa booqday qeybaha kala duwan ee Dekadda ee loogu adeego shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna faray hawl-wadeennada in iyaga oo ilaalinaya qaanuunka dowladnimada ay si …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY DEKADDA MUQDISHO Read More »

BURIN XEERARKA MADAXWEYNE EE KALA AH 40, 41 IYO 42, KUWAAS OO AAN WAAFAQSANAYN HABRAACA DASTUURKA KMG

Muqdisho, Nofeembar 21, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waafajenti sharciga Xeerar Madaxweyne oo la soo saaray sanadkii 2020-ka, kuwaas oo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay tilmaameen in ay khilaafsan yihiin habraaca Dastuurka kmg ah uu tilmaamayo. MARKUU ARKAY: Qodobka 4aad, Faqradiisa 1aad ee …

BURIN XEERARKA MADAXWEYNE EE KALA AH 40, 41 IYO 42, KUWAAS OO AAN WAAFAQSANAYN HABRAACA DASTUURKA KMG Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAREYAASHA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED

Muqdisho, Nofeembar 21, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Tiyaatarka Qaranka kaga qeyb galay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalintan qiimaha badan. Madaxweynaha ayaa xusay in Macallimiinta Soomaaliyeed ay ku soo shaqeeyeen duruufihii adkaa ee dalku soomaray, iyaga oo u dhabar adaygay si ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAREYAASHA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYE KU-XIGEENNADA IYO XOG-HAYAHA GUUD EE GOBOLKA BANAADIR

Muqdisho, Nofeembar 20, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Mudane Ciise Maxamuud Guure Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYE KU-XIGEENNADA IYO XOG-HAYAHA GUUD EE GOBOLKA BANAADIR Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY MADAXTOOYADA CUSUB EE GALMUDUG

Dhuusamareeb, Nofeembar 20, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Madaxtooyada Galmudug. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku bogaadiyey madaxda dowlad-goboleedka Galmudug dadaalka xooggan ee ay galiyeen dhismaha xarumaha danta guud ayaa tilmaamay in hirgelinta mashruucan …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY MADAXTOOYADA CUSUB EE GALMUDUG Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA BAXDO EE GOBOLKA GALGADUUD

Baxdo, 19, Nofeembar, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta Al-shabaab ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud oo ka mid ah deeganada laf dhabarta u ah halganka socda ee ka dhanka ah Argagixisada, waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA BAXDO EE GOBOLKA GALGADUUD Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA MAXAAS EE GOBOLKA HIIRAAN

Maxaas, Nofeembar 19, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah dagaalka looga soo horjeedo argagixisada, waxaana wafdiga Madaxweynaha halkaas kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku xigeen ka Hirshabelle Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan,Xildhibaanno, Masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo shacabka deegaanka. …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA MAXAAS EE GOBOLKA HIIRAAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER UGU AMBA-BAXAY FURIMAHA DAGAALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA ALSHABAAB

Muqdisho, Nofeembar 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Khawaarijta Alshabaab. Madaxweynaha ayaa warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada iyo abaabulka dagaalka lagaga xoreynayo dalka waxa uu furimaha dagaalka kaga dhagaysan doonaa Talisyada iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER UGU AMBA-BAXAY FURIMAHA DAGAALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA ALSHABAAB Read More »

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA KA JEEDIYAY FURITAANKA KALFADHIGII LABAAD EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA

BISMILAAH……. GUDDOONKA LABADA AQAL EE BARLAMAANKA JFS…… XILDHIBAANADA BARLAMAANKA JFS MARTI SHARAFTA KALE ….. MUDANEYAAL IYO MARWOOYIN, Waxaan dhammaantiin idinku salaamayaa salaanta Islaamka ASCWRWB: Isla markii aan xilka la wareegay waxaan la kowsaday laba xaaladood oo kala daran: Abaaro saameeyay in ka badan 7 Milyan oo qof, iyo KHAWAARIJTA oo sii kordhiyay culayska ay ku …

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA KA JEEDIYAY FURITAANKA KALFADHIGII LABAAD EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA Read More »

Scroll to Top