Bayannada

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOO BANDHIGAY SIDA AY UGA GO’AN TAHAY DIB U SOO CELINTA WADAHADALLADA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND

Muqdisho, December 5, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yılmaz, Siihayaha Xilka Danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya Mudane Haakon Svane iyo Wakiilada Gaarka ah ee dalalka Turkiga iyo Norway ayaa la wadaagay sida ay uga go’an tahay dib u soo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOO BANDHIGAY SIDA AY UGA GO’AN TAHAY DIB U SOO CELINTA WADAHADALLADA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDOONKA IYO GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA SHACABKA BFS

Muqdisho, Diseembar 05, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu uga warbixiyey halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha ayaa xusay in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay udub-dhexaad u yihiin qorshaha dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab, maadaama …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDOONKA IYO GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA SHACABKA BFS Read More »

MADAXWEYNE DR. XASAN SHEEKH OO KU DHAWAAQAY IN 100 AQOONYAHAN SOOMAALIYEED LA SIINAYO DEEQ WAXBARASHO OO HEERKA PhD AH

Muqdisho, Diseembar 02, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qeyb galay Munaasabadda Qalin-jabinta Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee sanadka ka baxay Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay ayaa Maamulka Jaamacaddu waxay go’aamiyeen in ay Madaxweynaha ugu magac-daraan Xarunta ay ku leeyihiin Soomaaliya. Madaxweynaha oo Jaamacaddan ka qaatay sanadka, shahaadada sare ee cilmiga …

MADAXWEYNE DR. XASAN SHEEKH OO KU DHAWAAQAY IN 100 AQOONYAHAN SOOMAALIYEED LA SIINAYO DEEQ WAXBARASHO OO HEERKA PhD AH Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHAHAADDADA PhD da KA QAATAY JAAMACADDA QARAMADA MIDOOBAY EE U PEACE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galaya Xafladda qalin jabinta dufcaddii labaad ee Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa ka mid ah Ardayda sanadkan ka qalin jabiyay Jaamacadda isla markaana qaadanaya shahaadada sare ee PhD ee cilmiga Nabadda, Maamul wanaagga iyo Horumarinta. “Soomaaliya waxa ay u baahan tahay dhisidda tiirarka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHAHAADDADA PhD da KA QAATAY JAAMACADDA QARAMADA MIDOOBAY EE U PEACE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAGAX DHIGAY DIB U DHIS CASRI AH OO LAGU SAMEYNAYO MADAXTOOYADA

Muqdisho, Diseembar 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan dib u habeynta Xafiisyada Madaxtooyada ayaa dhagax dhigay dib u dhis casri ah oo lagu sameynayo Madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in qorsheyaasha ugu muhiimsan dowladdiisa ay ugu horreeyaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, dib u habeynta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAGAX DHIGAY DIB U DHIS CASRI AH OO LAGU SAMEYNAYO MADAXTOOYADA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU QAABILAY MADAXTOOYADA QARANKA WASIIRKA HORUMARINTA IYO ARIMAHA AFRIKA EE DOWLADDA UK.

Muqdisho, Nofeemabr 30, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay Wasiirka Horumarinta iyo Arrimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska mudane Andrew Mitchell ayaa kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo taageerada muhiimka ah ee dowladda Ingiriisku ay siiso Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Wasiirka la wadaagay guulaha …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU QAABILAY MADAXTOOYADA QARANKA WASIIRKA HORUMARINTA IYO ARIMAHA AFRIKA EE DOWLADDA UK. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY ISBITAAL CUSUB OO LAGA HIRGALIYAY DEGMADA CADALE

Cadale, Nofeembar 26, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka Shiikh Axmed Gabyoow oo xildhibaannada iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ay ka hirgaliyeen Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay isbitaalkan cusub ayaa ku bogaadiyay dadka deegaanka isku-tashiga ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY ISBITAAL CUSUB OO LAGA HIRGALIYAY DEGMADA CADALE Read More »

DAAW0 MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY ISBITAAL CUSUB OO LAGA HIRGALIYAY DEGMADA CADALE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka Shiikh Axmed Gabyow oo xildhibaannada iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ay ka hirgaliyeen Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Madaxwaynaha oo uu wehliyo Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Hirshabeele Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa sidoo kale dhagax dhigay dhismaha garoon diyaaradeed oo ay yeelan …

DAAW0 MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY ISBITAAL CUSUB OO LAGA HIRGALIYAY DEGMADA CADALE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA AYAA TAAGEERAY BAAQA CADALE

Cadale, Nofeembar 25, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Cadale ayaa taageeray baaq nabadeed oo ay soo saareen culumada, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada kaasi oo adkeynaya heshiisiinta bulashada, ciribtirka jidgooyooyinka sharci darrada ah iyo dardargelinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab. Madaxweynaha oo dul istaagay muhiimadda in …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA AYAA TAAGEERAY BAAQA CADALE Read More »

Scroll to Top