MADAXWEYNE XASAN SHEEK MAXAMUUD OO KULAN-DOCEEDYO GAARGAAR AH LA QAATAY MADAXDA DALALKA : Rwanda, Ethopia, Burundi iyo Tanzania
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed barbar socda Shir-madaxeedka 36-aad ee Midowga Afrika, la qaatay dhiggiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Rwanda Mudane Paul Kagame oo ay iska xog wareysteen xaaladda Gobolka Geeska Afrika iyo xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee ay wadaagaan labada dal. Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo …