Bayannada

MADAXWEYNE XASAN AYAA HAATAN SOO GAARAY XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY EE NEW YORK SI UU U GUDDOOMIYO SHIRKA AMNIGA SOOMAALIYA.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan soo gaaray Xarunta Qaramada Midoobey ee New York si uu u guddoomiyo shirka amniga Soomaaliya. Madasha waxaa ku sugan dalalka, Maraykanka, Ingiriiska, Turkiga, Qatar, Imaaraatka, Sucuudiga, Shiinaha, Jabbaan, Hindiya, Itoobiya, Jabuuti, Uganda, Burundi, Talyaaniga, Jarmalka, Faransiiska, Sweden, Netherlands, Finland, Spain, Norway, Midowyada Carabta, Midowga Afrika …

MADAXWEYNE XASAN AYAA HAATAN SOO GAARAY XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY EE NEW YORK SI UU U GUDDOOMIYO SHIRKA AMNIGA SOOMAALIYA. Read More »

DOWLADDA SOOMAALIYA OO XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY KU QABANAYSA SHIR KU SAABSAN AMNIGA SOOMAALIYA

New York Deseembar 11, 2023; Dowladda Soomaaliya ayaa ku qabanaysa Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib u dhiska Ciidamada iyo howlgallada Xoreynta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyn soo gaaray magaalada New York ee dalka Maraykanka si uu u guddoomiyo Shirkan. Shirkan waxaa …

DOWLADDA SOOMAALIYA OO XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY KU QABANAYSA SHIR KU SAABSAN AMNIGA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO HOGGAAMIYEYAASHA IGAD UGA MAHADCELIYEY DOORKOODII QAADISTA CUNAQABATEYNTA HUBKA SAARNAYD SOOMAALIYA

Jabuuti, Diseembar 09, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaateen in Soomaaliya ay ku biirto Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo qaadista cunaqabateynta hubka ee saarnayd dalkeenna. Madaxweynaha ayaa khudbadda uu ka jeediyey fadhiga Hoggaamiyeyaasha IGAD waxa …

MADAXWEYNE XASAN OO HOGGAAMIYEYAASHA IGAD UGA MAHADCELIYEY DOORKOODII QAADISTA CUNAQABATEYNTA HUBKA SAARNAYD SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN-DOCEED LA QAATAY DHIGGIISA JABUUTI MUDANE ISMAACIIL CUMAR GEELLE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo marti-gelinaya shirkan. Labada Madaxweyne ayaa iska waraystay xaaladda gobolka, xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti iyo iskaashiga arrimaha saameynta ku leh labada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN-DOCEED LA QAATAY DHIGGIISA JABUUTI MUDANE ISMAACIIL CUMAR GEELLE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE ARRIMAHA DIB U HESHIISIINTA

Muqdisho, Diseembar 08, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib u heshiisiinta, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo horay u ahaa Lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dastuurka. Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo dalka kasoo qabtay mas’uuliyado kala duwan ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE ARRIMAHA DIB U HESHIISIINTA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY KHUBARO MILATARY OO KA SOCDAY TURKIGA

Muqdisho, Diseembar 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaadanayaan dib u dhiska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaiyeed iyo dagaalka ka dhanka argagixisada Alshabaab. Kulankan waxaa qeyb ka ahaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY KHUBARO MILATARY OO KA SOCDAY TURKIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA CUSUB EE TALYAANIGA

Muqdisho, Diseembar 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya mudane Pier Mario Daccò Coppi warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka. Danjiraha cusub oo ka mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan ee loo sameeyay, ayaa Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA CUSUB EE TALYAANIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE ARRIMAHA DASTUURKA

Muqdisho, Diseembar 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dastuurka oo ka mid ah arrimaha hortabinta u leh dowladnimada Soomaaliya. Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud oo ku takhasusay horumarinta dowladnimada iyo nabadda ayaa ka soo mid noqday Aqalka Sare …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE ARRIMAHA DASTUURKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO SOO DHAWEEYEY MIRO-DHALKA DADAALLADA DHAQANKA IYO GO’AANKA MADAXWEYNAHA PUNTLAND EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

Muqdisho, Diseembar 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda iyo go’aanka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, taas oo lagaga gudbayo hubinti la’aantii muddadan ka jirtay arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay …

MADAXWEYNE XASAN OO SOO DHAWEEYEY MIRO-DHALKA DADAALLADA DHAQANKA IYO GO’AANKA MADAXWEYNAHA PUNTLAND EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADA GUUSHA TAARIIKHIGA EE QAADISTA CUNA-QABATAYNTA HUBKA SOOMAALIYA

Muqdisho, Diseembar 06, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha ammaanka Qaramada midoobay ay Cuna-qabataynta hubka uga qaadeen dalkeenna, taasi oo saarnayd muddo ka badan 32 sano. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uga mahad celiyay dhammaan dowladihii …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADA GUUSHA TAARIIKHIGA EE QAADISTA CUNA-QABATAYNTA HUBKA SOOMAALIYA Read More »

Scroll to Top