Bayannada

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA RA’IISUL WASAARE KUXIGEENKII HORE EE DALKA

Muqdisho,Abriil 05, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaare Kuxigeenkii hore ee Dalka ahna Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibbadda Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Ismaaciil Hurre Buubaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA RA’IISUL WASAARE KUXIGEENKII HORE EE DALKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA JABUUTI, KANADA IYO KUUBBA

Muqdisho, Abriil 04, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo Kuubba ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxeweynuhu waxa uu kaga guddoomiye waraaqaha Aqoonsiga Danjireyaasha kala ah; Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf, Safiirka cusub ee dalka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA JABUUTI, KANADA IYO KUUBBA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAYGA ARIMAHA SOMALILAND

Muqdisho,Abriil 01, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Dowlada Federaalka ay ka go’an tahay xaqiijinta midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, si taas loo gaarana ay u baahan tahay talo wadaag, is dhageysi, wadahadal iyo in xal …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAYGA ARIMAHA SOMALILAND Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAY GAAR AH OO U QAABILSAN XASILLINTA IYO ILAALINTA ARRIMAHA RAYIDKA

Muqdisho,Abriil 01, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Mudane Maxamed Cabdi Waare ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada. Madaxweynaha oo mudnaanta koowaad siinaya qorshihiisa xakameynta qasaaraha rayidka si aysan waxyeello uga soo gaarin dadka shacabka ah ee ku sugan goobaha …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAY GAAR AH OO U QAABILSAN XASILLINTA IYO ILAALINTA ARRIMAHA RAYIDKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA AADAN-YABAAL EE GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE

Aadan-yabaal, Maarso, 26, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada deeganadii laga xoreeyay Khawaarijta ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe . Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay qaybaha bulshada degmada Aadan Yabaal oo ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA AADAN-YABAAL EE GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY BANDHIGGA WAXQABADKA XUKUUMADDA DAN-QARAN

Muqdisho, Maarso 21, 2023; Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in ay guul weyn ahayd samata-bixinta dadkeennii Soomaaliyeed ee la dhibaateysnaa abaaraha ka jiray dalka. Madaxweynaha ayaa xusay in mideynta dadaallada heer Qaran iyo heer caalaami …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY BANDHIGGA WAXQABADKA XUKUUMADDA DAN-QARAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SOOJEEDINTA RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA EE GUDDIGA DIB U EEGISTA IYO HIRGELINTA DASTUURKA

Muqdisho, MAARSO 21, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay soojeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ee magcaabista xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo Kala ah: 1. M.dane Burhaan Aadan Cumar: Gudoomiye 2. M.dane Axmed Maxamed Jaamac; Xubin 3. M.dane Maxamed …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SOOJEEDINTA RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA EE GUDDIGA DIB U EEGISTA IYO HIRGELINTA DASTUURKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY 8 SHARRCI OO AY ANSIXIYEEN BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Muqdisho, Maarso 20, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka ee kala ah: 1 .Sharciga La-dagaallanka Argagixisada 2. Sharciga Dhismaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, 3 .Sharciga Socdaalka, 4. Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha 5. Sharciga Nidaamka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY 8 SHARRCI OO AY ANSIXIYEEN BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNAHA UGANDA YOWERI MUSEVENI OO KA WADA HADLAY WAJIGA LABAAD EE DAGAALKA KHAWAARIJTA LOOGA CIRIBTIRAYO SOOMAALIYA

Muqdisho, Maarso 20, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga Madaxtooyada Uganda kula kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay dagaalka dowlada Soomaaliya ay kula jirto argagixisada iyo qorsheyaasha ku qotoma shirka Waddamada Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ee TCC (Troop contributing countries) oo dhawaan ka qabsoomi …

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNAHA UGANDA YOWERI MUSEVENI OO KA WADA HADLAY WAJIGA LABAAD EE DAGAALKA KHAWAARIJTA LOOGA CIRIBTIRAYO SOOMAALIYA Read More »

Scroll to Top