MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SALAADDA JUMCAHA KADIB KHUDBAD KA JEEDIYAY MASJIDKA MADAXTOOYADA
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jumcaha kadib Khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa tilmaamay in DFS ay qaaday tallaabbooyin ka dhan ah la-dagaallanka musuq-maasuqa islamarkaana ay bilaabayso qorshe Qaran oo lagu ilaalinayo ammaanada shacabka, isaga oo ka dalbaday bulshada Soomaaliyeed in ay door ku yeeshaan ka hortagga xatooyada xoolaha hantida dadweynaha. …