MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA LA KULMAY SARAAKIIL KU BIIRAYA CIIDAMADA QALABKA SIDA OO TABABAR UU UGA SOCDA DALKA QATAR
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga socda dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ciidamadan rajada shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dowladda Qatar doorkan kuu aaddan dib …