Bayannada

MADAXWEYNE DR XASAN SHEEKH OO U HAMBALYEEYAY MADAXWEYNAHA DIB LOO DOORTAY EE DALKA TURKIGA.

Muqdisho, May 28, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Mudane Reccep Tayyip Erdogan oo ku guuleystay doorasho ka dhacday dalkaas. Madaxweynaha oo tilmaamaya kaalinta lama ilaawaanka ee Madaxweyne Erdogan iyo shacabkiisu ay ku leeyihiin dowlad-dhiska iyo horumarka dalkeenna ayaa u rajeeyay …

MADAXWEYNE DR XASAN SHEEKH OO U HAMBALYEEYAY MADAXWEYNAHA DIB LOO DOORTAY EE DALKA TURKIGA. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN LA QAATAY SAFIIRKA DALKA MARAYKANKA EE AY SOO GABAGABOWDAY MUDDO XILEEDKIISA DIBLUMAASIYADEED

Muqdisho, May 27, 2023; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane Larry André Jr oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee uu ku joogay dalkeenna. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Larry, doorka uu ka qaatay xiriirka iyo iskaashiga Labada dal, gaar ahaan gar-gaarka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN LA QAATAY SAFIIRKA DALKA MARAYKANKA EE AY SOO GABAGABOWDAY MUDDO XILEEDKIISA DIBLUMAASIYADEED Read More »

FADHIGA LABAAD EE SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN OO WARBIXIN LAGAGA DHAGEYSTAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA XFS IYO TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA

Muqdisho, Maajo 25, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho, kaas oo lagaga arrinsanayey wajiga Labaad ee howlgalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Fadhiga maanta oo laga soo qeyb-geliyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliska Ciidanka …

FADHIGA LABAAD EE SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN OO WARBIXIN LAGAGA DHAGEYSTAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA XFS IYO TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA Read More »

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MUQDISHO

Muqdisho, May 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka. Shirkan ayaa looga arinasanayaa xaaladda amniga dalka gaar ahaan wajiga labaad ee howlgalka dib u xoreynta, dhameystirka deyn cafinta iyo …

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MUQDISHO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA

Jidda, Maajo 19, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay Boqorrada, Amiirrada, Madaxweyneyaasha iyo Hoggaamiyeyaasha Carbeed horumarka ka jira dalka, fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran dowladnimada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay waddo howlgallo qorsheysan oo dalka lagaga …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA Read More »

MADAXWEYNAHE XASAN AYAA MAGAALADA JEDDAH KULA KULMAY RA’ISULWASAARAHA DALKA CIRAAQ

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra’isulwasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani. Labada hogaamiye ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq. Madaxweynaha waxa uu ka mahad celiyay dowladda Ciraaq deyn ta ay ku laheyd Soomaaliya 67% in …

MADAXWEYNAHE XASAN AYAA MAGAALADA JEDDAH KULA KULMAY RA’ISULWASAARAHA DALKA CIRAAQ Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYBGALAYA MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA

Jidda, Maajo 18 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Madaxweynaha ayaa berri oo Jimce ah ka qeyb gali doona Meertada 32-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta oo lagu gorfeynayo qadiyadaha wadajirka ah ee ay wadaagaan dalalka …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYBGALAYA MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GANACSATADA DALKA QATAR LA QAATAY KULAMMO KU SAABSAN MAALGASHIGA SOOMAALIYA

Dooxa, May 18, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulammo kala duwan la yeeshay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar iyo Ururka Ganacsatada Qatar ayaa u soo bandhigay sida dowladda Soomaaliya ay uga go’an tahay xoojinta fursadaha maalgashiga. Madaxweynaha ayaa ganacatada dalka Qatar waxa uu u iftiimiyey fursadaha maalgashiga ee ka jira dalkeenna, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GANACSATADA DALKA QATAR LA QAATAY KULAMMO KU SAABSAN MAALGASHIGA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE DR XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA CISMAAN MAXAMED JEELLE

Doha , 18 May, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Korneel Cismaan Maxamed Jeelle. Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in Korneel Cismaan Maxamed Jeelle uu muddo dheer u soo adeegayey qaranka Soomaaliyeed, isagoo …

MADAXWEYNE DR XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA CISMAAN MAXAMED JEELLE Read More »

Scroll to Top