Bayannada

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA

Muqdisho, 15 Juun, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna ayaa kala hadlay in Soomaaliya laga taageero xaqiijinta go’aamada Golaha Wadatashiga Qaranka si loo hirgaliyo hannaan doorasho oo ku dhisan matalaadda dadweynaha, taasoo saamayn wanaagsan ku yeelan doonta geeddi …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO KA QEYB GELAYA SHIR MADAXEEDKA IGAD AYAA GAARAY DALKA JABUUTI

Jabuuti, Juun 11, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalkaas. Meertada 14-aad ee IGAD oo sannadkan diirradda lagu saari doono arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nabadda, amniga iyo horumarka Gobolka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO KA QEYB GELAYA SHIR MADAXEEDKA IGAD AYAA GAARAY DALKA JABUUTI Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAKIILKA MIDOWGA AFRIKA EE SOOMAALIYA AYAA KA WADA HADLAY HABRAACA DHIMISTA CIIDAMADA ATMIS IYO QORSHAHA CIIDAMADA XOOGA DALKA SOOMAALIYA AY KULA WAREEGAYAAN AMNIGA DALKA

Muqdisho, Juun 10, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kula kulmay Wakiilka Gaarka ah Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mohamed El-Amine Souef oo uu wehliyo Taliyaha Guud ee Ciidamada ATMIS Sam Okiding ayaa ka wadahadlay habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadka 2024 iyo ku …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAKIILKA MIDOWGA AFRIKA EE SOOMAALIYA AYAA KA WADA HADLAY HABRAACA DHIMISTA CIIDAMADA ATMIS IYO QORSHAHA CIIDAMADA XOOGA DALKA SOOMAALIYA AY KULA WAREEGAYAAN AMNIGA DALKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KUQ AABILAY ERGEY KA SOCDA MADAXWEYNAHA UGANDA

Muqdisho, Juun 07, 2023: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Sare ee Hawlgalada Gaarka ah ee Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Museveni. Madaxweynaha ayaa ka guddoomay Janaraal Muhoozi dhambaal uu ka siday Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni oo ku saabsan …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KUQ AABILAY ERGEY KA SOCDA MADAXWEYNAHA UGANDA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAKIILKA GAARKA AH EE XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY

Muqdisho, Juun 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu u soo magacaabay dalkeenna Marwo Catriona Laing. Madaxweyne Dr Xasan Sheekh iyo Danjire Catriona Laing ayaa ka wadahadlay dardargelinta howlaha muhiimka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay uu ka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAKIILKA GAARKA AH EE XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNE ORDOGAN

Ankara, Juun 03, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan oo dhawaan dib loo doortay. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweyne Rajab Dayib Ordogan, Xisbiga iyo isbahaysigiisa siyaasadeed, guusha taariikhiga ah ee ay ka soo hoyeen doorashooyinka dalkaas, waxa uuna soo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNE ORDOGAN Read More »

MADAXWEYNAHA JFS OO SOO DHAWEEYEY AQBALAADDA WARBIXINTA CODSIGA SOOMAALIYA EE KA MID NOQOSHADA DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA

Muqdisho, Juun 01, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC), taas oo ay qalinka ku duugeen Madaxda dalalka ku mideysan dalladan. Madaxweynaha ayaa oo ugu hambalyeeyey shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ansixinta codsigooda …

MADAXWEYNAHA JFS OO SOO DHAWEEYEY AQBALAADDA WARBIXINTA CODSIGA SOOMAALIYA EE KA MID NOQOSHADA DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA Read More »

HADALJEEDINTA MADAXWEYNAHA EE FURITAANKA KAL-FADHIGA 3AAD EE BAARLAMAANKA JFS

1. Guddoonka labada gole ee BFS; 2. Ra’iisul Wasaaraha XFS 3. Xildhibaanada labada gole ee BFS; 4. Mudanayaal iyo marwooyin. Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu; Ugu horreyn, waxaan u mahadcelinayaa ALLE SWT ee inoogu nimceeyay in si nabad ah isugu nimaanno goobtaan si aan u gudano waajib ka mid ah waajibaadyada ay shacabkeena inoo xilsaaray. Marka …

HADALJEEDINTA MADAXWEYNAHA EE FURITAANKA KAL-FADHIGA 3AAD EE BAARLAMAANKA JFS Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY QAAR KA MID AH ISIMADA DHAQANKA GOBOLLADA SOOL IYO SANAAG

Muqdisho, May 28, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Isimada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Gobolka Sool, isagoo xoogga saarayey sidii loo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY QAAR KA MID AH ISIMADA DHAQANKA GOBOLLADA SOOL IYO SANAAG Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO AY WEHELIYAAN MADAXDA GWQ AYAA KULAN LA QAATAY GUDDOONKA LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Madasha Wadatashiga Qaran ayaa kulan la qaatay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, kaas oo daba-socda miro-dhalka kulammadii Madasha. Kulanka is-xogwareysiga ah waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Gudoomiyaha Aqalka Sare BJFS Cabdi Xaashi Cabdulaahi, Ra’iisul …

MADAXWEYNE XASAN OO AY WEHELIYAAN MADAXDA GWQ AYAA KULAN LA QAATAY GUDDOONKA LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA Read More »

Scroll to Top