Bayannada

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA AMNIGA QARANKA

Muqdisho, Ogostoo 05, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada Khawaarijta Alshabaab. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida warbixin ku saabsan amniga dalka iyo dadaalada socda ee halganka lagu cirib-tirayo argagixisada, waxa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA AMNIGA QARANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA

Muqdisho, Ogostoo 03, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey Lataliyaha Diiwaanka Boqortooyada Mudane Axmed Binu Cabdicasiis. Madaxweynaha oo ka guddoomay dhambaal ay uga sideen Boqorka dalkaas Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis iyo Dhaxal-suge Maxamed Binu Salmaan ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY GUDDIGA QARAN EE LA DAGAALLANKA LACAGTA SHARCI-DARRADA IYO MAALGELINTA ARGAGIXISADA

Muqdisho, Luuliyo 29, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) oo uu ka dhageystay warbixin ku saabsan miro-dhalka qorshaha qaran ee curyaaminta awoodda dhaqaale ee argagixisada Alshabaab. Guddigan Qaran ayaa soo bandhigay baraarugga shacabka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah argagixisada, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY GUDDIGA QARAN EE LA DAGAALLANKA LACAGTA SHARCI-DARRADA IYO MAALGELINTA ARGAGIXISADA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY KULANKA ISKAASHIGA TALYAANIGA IYO DALALKA GEESKA AFRIKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay marti-gelisay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni. Shirkan oo ay ku kulmeen dalalka Soomaaliya, Talyaaniga, Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya ayaa lagaga arrinsanayey Amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo maalgashiga, iyadoo dowladda Soomaaliya ay mudnaan siinayso sidii …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY KULANKA ISKAASHIGA TALYAANIGA IYO DALALKA GEESKA AFRIKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIRKA QARAMADA MIDOOBEY EE LA DAGAALLANKA CUNTO YARIDA

Rome, Luuliyo 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macaluusha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay safka hore kaga jirto dalalka ay curyaamisay abaaraha soo laalaabtay. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay fursadaha maalgashi ee dhanka beeraha ee ay hodonka ku tahay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIRKA QARAMADA MIDOOBEY EE LA DAGAALLANKA CUNTO YARIDA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA XILDHIBAAN CABDIRAXMAAN MAXAMED CUMAR

Muqdisho, 21 Luuliyo, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cumar (Jubba) oo kamid ahaa xubnaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Cabdiraxmaan Maxamed Cumar uu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA XILDHIBAAN CABDIRAXMAAN MAXAMED CUMAR Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN CASHO SHARAF AH KU MAAMUUSAY MADAXDA IYO MASUULIYIINTA KA QEYB-GALAY KULANKII WADATASHIGA

Muqdisho, Luuliyo 14, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wadatashiga ahaa ee shalay ku soo gaba-gaboobay Muqdisho. Madaxweynaha ayaa uga Mahadceliyey masuuliyiintan ka qeyb-galka Kulanka Wadatashiga iyo talooyinkii ay ku kabeen dowlad-dhiska Soomaaliya, waxa uuna Madaxweynuhu muujiyey sida uu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN CASHO SHARAF AH KU MAAMUUSAY MADAXDA IYO MASUULIYIINTA KA QEYB-GALAY KULANKII WADATASHIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMUUD MACALLIN CALI

Muqdisho, Luuliyo 13, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Prof Maxamuud Macallin Cali Tuuryare. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumku uu ahaa aqoonyahan ku xeeldheer Qaanuunka Caalamiga, isagoo ummadda Soomaaliyeed si mutatawacnimo iyo hufnaan …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMUUD MACALLIN CALI Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHIR WADATASHI KU CASUUMAY MADAXDII HORE EE DALKA

Muqdisho, Luuliyo 12-07- 2023. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya xaqiijinta Soomaali heshiis ah ayaa daahfuray kulan wadatashi ah oo ay wada qaateen madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka, kaas oo ku saleysan wadatashi iyo is-qancin in looga gudbo xaaalada dalka uu ku jiro. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHIR WADATASHI KU CASUUMAY MADAXDII HORE EE DALKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY GUMEYSIGA MAANTA EE ARGAGIXSADA, DOWLAD-DHISKA SOOMAALIYA IYO DOORKA SOOMAALILAND EE XORNIMADA

Muqdisho, Luulyo 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo garoonka Muqdisho ee Kubadda Cagta kagala qeyb-galay kumannaan shacab ah, xuska sannad-guurada 63-aad ee xornimada iyo midnimada dalka ayaa ka hadlay xaaladda dalka, sooyaalka dadka Soomaaliyeed ee la dagaallanka gumeysiga iyo hiigsigooda ku aaddan dhismaha qaran ka tilmaaman gobolka iyo qaaradda. Gumesyigii …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY GUMEYSIGA MAANTA EE ARGAGIXSADA, DOWLAD-DHISKA SOOMAALIYA IYO DOORKA SOOMAALILAND EE XORNIMADA Read More »

Scroll to Top