Warbaahin

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIR KU SAABSAN AMNIGA SOOMAALIYA

Abu Dhabi, Jannaayo 31, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dalalka sida dhow u taageera amniga dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin Imaaraadka Carabta, Qatar, Mareykanka, UK iyo Turkiga. Shirka ayaa diiradda lagu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIR KU SAABSAN AMNIGA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNAHA JF SOOMAALIYA IYO DHIGGIISA DALKA MASAR OO WADAJIR UGA HADLAY XAALADDA GOBOLKA

Qaahira, Jannaayo 21, 2024- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxtooyada dalkaas, waxa uu kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Labada Madaxweyne ayaa ka wada …

MADAXWEYNAHA JF SOOMAALIYA IYO DHIGGIISA DALKA MASAR OO WADAJIR UGA HADLAY XAALADDA GOBOLKA Read More »

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA KHADKA TELEFOONKA KULA HADLAY AMIIRKA DALKA QATAR, AMIIR TAMIIM BINU XAMAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dalka Qatar, Amiir Tamiim Binu Xamad oo ay ka wada hadleen xaaladda gobolka iyo arrimaha hortabinta u leh Labada dal. Labada hoggaamiye ayaa dul-istaagay xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha lagu sii horumarin karo, si loo xoojiyo iskaashiga dhow ee ka dhaxeeya …

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA KHADKA TELEFOONKA KULA HADLAY AMIIRKA DALKA QATAR, AMIIR TAMIIM BINU XAMAD Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA KA TACSIYEEYEY GEERIDA WASIIR KHADIIJO MAXAMED DIIRIYE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka XFS marwo Khadiijo Maxamed Diiriye. waxaana uu yiri:- “Innaa Lillaahi waa Innaa Ilayhi Raajicuun. Geerida ku timid Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye waa mid qalbigeenna taabatay oo aad u xanuun badan, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA KA TACSIYEEYEY GEERIDA WASIIR KHADIIJO MAXAMED DIIRIYE Read More »

CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO SI RASMI AH LOOGU WAREEJIYEY AMNIGA MADAXTOOYADA QARANKA

Muqdisho, Diseembar 17, 2023; Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada, kaddib 16 sano oo walaalaha Ciidamada Afrika ee AMISOM ay door ku lahaayeen sugidda amniga Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Villa Soomaaliya oo ay ka qeyb-galeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim …

CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO SI RASMI AH LOOGU WAREEJIYEY AMNIGA MADAXTOOYADA QARANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO KAMPALA KAGA QEYB GALAYA MUNAASABAD SI RASMI AH LOOGU SAXIIXAYO KA MID NOQOSHADA SOOMAALIYA EE DALLADDA BULSHADA BARIGA AFRIKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo ay maalinka beri ah ka dhacayso munaasabad, si rasmi ah loogu saxiixayo ka mid noqoshada Soomaaliya ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika.

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KULAN MIRO-DHAL AH WASHINGTON KULA QAATAY KU SIMAHA XOGHAYAHA DIFAACA MARAYKANKA VICTORIA NULAND

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalla Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, ku simaha Xoghayaha Difaaca dalkaas Marwo Victoria Nuland ayaa kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, la dagaallanka argagixisada, kor u qaadista taageerada Mareykanka ee dib u habaynta hay’adaha amniga …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KULAN MIRO-DHAL AH WASHINGTON KULA QAATAY KU SIMAHA XOGHAYAHA DIFAACA MARAYKANKA VICTORIA NULAND Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO WASHINGTON KULAMO KULA QAATAY MAS’UULIYIIN KA TIRSAN HAY’ADDA LACAGTA ADDUUNKA IYO BANKIGA ADDUUNKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo kula qaatay xarumahooda magaalada Washington ee dalka Mareykanka mas’uuliyiinta ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka iyo Bankiga Adduunka ayaa uga mahadceliyay doorkoodii guushii taariikhiga ahayd ee dalkeennu ka soo hooyay barnaamijka deyn cafinta. Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiintan kala hadlay sidii hay’adahoodu ay markale Soomaaliya ugu garab istaagi …

MADAXWEYNE XASAN OO WASHINGTON KULAMO KULA QAATAY MAS’UULIYIIN KA TIRSAN HAY’ADDA LACAGTA ADDUUNKA IYO BANKIGA ADDUUNKA Read More »

Scroll to Top