Uncategorized

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY DALKA ITOOBIYA

Addis-ababa, Sebteembar 28, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah oo qaadanaysan Labo maalmood ay ugu bilaabatay dalka Itoobiya ayaa soo dhaweynta ugu sarreysay ee dalkaani ay u sameeyaan Madaxda waxaa lagu mamaausay isaga iyo wafdigiisa. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diirran ugu soo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY DALKA ITOOBIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA DALKA SUUDAAN OO NEW YORK KU YEESHAY KULAN DOCEED

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada New York, Hoggaamiyaha Golaha Sare ee dalka Suudaan Mudane Cabdifataax Cabdiraxmaan Al-burhaan Madaxweynaha ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka Suudaan dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xasilinta iyo horumarinta dalka, gaar ahaan halganka isku dhafka ah ee ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA DALKA SUUDAAN OO NEW YORK KU YEESHAY KULAN DOCEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY XOGHAYAHA QARAMADA MIDOOBEY

New York, Sebteebar 24, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka degdegga ah ee abaaraha iyo mashaariicda hormarineed ee laga fulinayo dalka. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida ay uga go’an tahay dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo xasilloonida dalka, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY XOGHAYAHA QARAMADA MIDOOBEY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY GOLAHA LOO DHANYAHAY EE QARAMADA MIDOOBEY

New York, Sebteembar 22, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada Dowladda ee gurmadka abaaraha, dib u habaynta laamaha ammaanka, guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, dib u heshiisiinta iyo hirgelinta dowladnimada. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey tallaabooyinka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY GOLAHA LOO DHANYAHAY EE QARAMADA MIDOOBEY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO NEW YORK KULA KULMAY BOQORKA DALKA URDUN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa boqorka uga warbixiyey xaalada Soomaaliya iyo isbedellada dhanka amaanka, dhaqaalaha iyo horumarinta ee ay dowladiisu ku howlantahay, isagoo sheegay in ay ka go’antahay xasilnta dalka iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO NEW YORK KULA KULMAY BOQORKA DALKA URDUN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA MEERTADA 77-AAD EE GOLAHA QARAMADA MIDOOBEY

New York, Sebteembar 20, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga arrinsanayo yareynta saboolnimada iyo xasillooni darrada, horumarinta waxbarashada, shaqo abuurka dhallinyarada, xal u helidda musiibooyinka dabiciiga ah iyo xuquuqda dadka la hayb sooco. Madaxweynaha iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA MEERTADA 77-AAD EE GOLAHA QARAMADA MIDOOBEY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE DALKA MARAYKANKA

Washington, Sebteembar 17, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka, isaga oo la wadaagay fursadaha maalgashi ee ka jira dalka, qorshaha dowlad dhiska, la dagaallanka argagixisada iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha. Madaxweynaha ayaa Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee uu la kulmay, uga warramay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE DALKA MARAYKANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY XOGHAYAHA ARIMAHA DIBADDA MARAYKANKA

Washington, Sibteebar 17, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha Dibadda dalkaas Mudane Antony Blinken. Madaxweynaha iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal iyo taageerada muhiimka ah ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY XOGHAYAHA ARIMAHA DIBADDA MARAYKANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY MADAXA HAY’ADDA LACAGTA ADDUUNKA KRISTALINA GEORGIEVA

Washington, Sebteebar 16, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka Marwo Kristalina Georgieva ayaa la wadaagay tallaabooyinka wax ku oolka ah ee laga gaaray xaqiijinta dib u habeynta nidaamka maaliyadeed ee dalka. Madaxweynaha ayaa ku soo bandhigay xarunta Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ee magaalada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY MADAXA HAY’ADDA LACAGTA ADDUUNKA KRISTALINA GEORGIEVA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY XOGHAYAHA DIFAACA MARAYKANKA

Washington, September 16, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Difaaca dalkaas Mudane Lloyd James Austin. Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd James Austin ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyey booqashada iyo wada-xoojdyada ay yeesheen, waxa uuna sheegay in nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY XOGHAYAHA DIFAACA MARAYKANKA Read More »

Scroll to Top