MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SAFAR SHAQO U AADAY DALKA ERITERIA
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mudnaanta siinaya Ciidamada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas iyo kor u qaadidda doorka dalalka Gobolku ay ku leeyihiin dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha ayaa dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Asias Afwerki la yeelan doona wada-xaajoodyo …
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SAFAR SHAQO U AADAY DALKA ERITERIA Read More »