Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo Daah-furay Barnaamijka Baxnaano ee lagu taakuleynayo qoysaska danyarta ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaskeenna danyarta ah, iyada oo wajigiisa 1-aad ay ka faa’iideysanayaan 1.3 Malyan oo ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee gudaha dalka. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda dadaalka ay ku bixisay xaqiijinta ballan-qaadkii ku aaddanaa dib u soo nooleynta …

Madaxweyne Farmaajo oo Daah-furay Barnaamijka Baxnaano ee lagu taakuleynayo qoysaska danyarta ah Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Aadan Cali Xasan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Allah ha u naxariistee, Marxuum Aadan Cali Xasan oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxwyne Farmaajo ayaa tilmaamay in Marxuumka oo ka tirsanaa Barlamaanka Federaalka Soomaaliya uu door wanaagsan ka qaatay dib u habeynta …

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Aadan Cali Xasan Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo wadaag ah, kuna saabsan ka hortagga cudurka COVID-19 la qaatay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo qaar ka mid ah Hay’adaha Dowladda

Muqdisho, Abriil 12, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo bulsho ee dalka waxa uu la qaatay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo madaxda hay’adaha dowladda ee qaabilsan caafimaadka, wacyigelinta iyo dhaqaalaha. Madaxweynaha ayaa warbixino ku saabsan saameynta cudurkan safmarka ah uu ku leeyahay …

Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo wadaag ah, kuna saabsan ka hortagga cudurka COVID-19 la qaatay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo qaar ka mid ah Hay’adaha Dowladda Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sanad-guurada 60-aad

Muqdisho, Abriil 12, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda 60-guurada kasoo wareegtay aasaaskii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidan awood iyo tayo leh ay muhiimad weyn u leeyihiin qarannimadeenna iyo dib u …

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sanad-guurada 60-aad Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay degmada Walaweyn

Muqdisho, Abriil 05, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-gobeeldka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in ay u istaagaan xallinta colaadda macno darrada ah ee beelaha walaalaha ah ku dhexmartay degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Madaxwaynaha ayaa ku bogaadiyey Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) sida …

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay degmada Walaweyn Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA CIYAARYAHAN SICIID DUCAALE

Muqdisho, Abriil 02, 2020: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka teleefanka kula xiriiray marwadii iyo qoyska uu ka baxay halyeeygii Xulka Qaranka ee Kubadda Cagta iyo Kooxda Horseed Marxuum Siciid Ducaale oo ku geeriyooday magaalada Cadan ayaa uga tacsiyeyay geeridan xanuunka badan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Siciid Ducaale uu ahaa ciyaaryahan magac …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA CIYAARYAHAN SICIID DUCAALE Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in deg-deg loo joojiyo dirirta dadka walaalaha ah ee ka taagan deegaannada galbeedka magaalada Kismaayo

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo, waxa uuna ku baaqay in si deg-deg ah oo shuruud la’aan ah loo joojiyo colaadda iyo dhiigga macna la’aanta ku daadanaya ee beelaha walaala ah dhexmaraya. “Innaa Lillaahi waa inaa Ileyhi raajicuun. Waa arrin aan …

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in deg-deg loo joojiyo dirirta dadka walaalaha ah ee ka taagan deegaannada galbeedka magaalada Kismaayo Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo ku jiray xabsiyada dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud. Madaxweynaha ayaa soo saaray xeerka cafinta xukumaneyaashan kaddib warbixin ku saabsan xaaladda maxaabiista dalka oo uu u soo gudbiyey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Abuukaate Suleymaan …

Madaxweyne Farmaajo oo Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo ku jiray xabsiyada dalka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Baroor-diiq Qaran oo lagu maamuusayo Raiisul Wasaare Nuur Cadde

Muqdisho, Abriil 01, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Raiisul Wasaarihii Hore ee dalka Mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku geeriyooday magaalada London ee cariga Ingiriiska. Madaxweynaha ayaa xusay doorka weyn ee uu ka soo qaatay -Alle ha …

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Baroor-diiq Qaran oo lagu maamuusayo Raiisul Wasaare Nuur Cadde Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shir deg-deg ah oo ay yeesheen Madaxda dalalka IGAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay kaga arrinsanyeen khatarta cudurka Koroona ayaa ka warbixiyey dadaallada mideysan ee shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu istaageen ka hortagga cudurkan. Shirkani waxaa uu ahaa mid Madaxdu ay ku xiriireen aaladda maqalka iyo muqaalka ah …

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shir deg-deg ah oo ay yeesheen Madaxda dalalka IGAD Read More »

Scroll to Top