Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo sii socodsiinta howlaha Golaha Xukuumadda u igmaday Kusimaha Raiisul Wasaaraha

Muqdisho, 25ka Luuliyo, 2020: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ahaa Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sii socodsiinta iyo maareynta howlaha Golaha Xukuumadda si kumeel gaar ah. Wareegtada Madaxweynaha ayaa ku saleysan in aanu hakad gelin qorsheyaasha dowlad-dhiska iyo horumarinta dalkeenna tan iyo …

Madaxweyne Farmaajo oo sii socodsiinta howlaha Golaha Xukuumadda u igmaday Kusimaha Raiisul Wasaaraha Read More »

Madaxweyne Farmaajo “Shacabka Soomaaliyeed waxaa looga baahan yahay in ay ku kalsoodaan hor u socodka Siyaasadeed ee Dalkeenna”

Muqdisho, Luuliyo 22, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka dheer ee loo soo maray sidii shacabka Soomaaliyeed loogu soo celin lahaa xuquuqdooda dastuuriga ah ee ku aaddan in ay doortaan hoggaan ay ku aaminayaan talada …

Madaxweyne Farmaajo “Shacabka Soomaaliyeed waxaa looga baahan yahay in ay ku kalsoodaan hor u socodka Siyaasadeed ee Dalkeenna” Read More »

War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah

WAR-MURTIYEED Dhusamareeb, July 22, 2020 Shir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah, kana dhacay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug 19–22 Luuliyo, 2020. Shirka ayaa waxaa guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka soo qayb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan …

War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Ku Baaqay in Wadajir loogu istaago sidii Gurmad Deg Deg ah loo Gaarsiin lahaa Dadka ku Dhibaateysan Afgooye

Dhuusamareeb, Luuliyo 21, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka walwalsan nolosha qoysaska ku dhibaateysan degmada Afgooye iyo guud ahaan Shabeelaha Hoose ee uu ku fatahay Wabiga Shabeele ayaa ku baaqay in wadajir loogu istaago sidii loo samatabixin lahaa dadkeena dhibaataysan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay murugada ay leedahay boqolaalka qoys ee hoygoodii …

Madaxweyne Farmaajo oo Ku Baaqay in Wadajir loogu istaago sidii Gurmad Deg Deg ah loo Gaarsiin lahaa Dadka ku Dhibaateysan Afgooye Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Kulan Hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

Dhuusamareeb, Luuliyo 20, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka u ah wadatashiga Heer Federaal iyo Heer dowlad Goboleed, hannaanka geeddi socodka siyaasadda doorashooyinka iyo Amniga Qaranka. Kulanka waxaa …

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Kulan Hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo uga Warbixiyey Ururrada Bulshada Rayidka ah Hannaanka Geeddi Socodka Siyaasadda Dalka

Dhuusamareeb, Luuliyo 19, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa uga warbixiyey hannaanka geedi socodka siyaasadeed ee dalka, dadaallada xasilinta dowladnimada iyo sii-amba-qaadidda qorshaha Qaran ee qabsoomidda doorasho daah-furan. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Ururrada Bulshada Rayidka ah sida ay ugu hanweyn yihiin in ay …

Madaxweyne Farmaajo oo uga Warbixiyey Ururrada Bulshada Rayidka ah Hannaanka Geeddi Socodka Siyaasadda Dalka Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb

Muqdisho, Luuliyo 18, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali …

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada Ku Tukaday Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka

Muqdisho, Luuliyo 16, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha u naxariistee, Raiisul Wasaarihii Hore ee Dowladdii Kumeelgaarka ahayd iyo Duqii Muqdisho Marxuum Xasan Abshir Faarax. Diyaaraddii sidday Marxuum Xasan Abshir oo muddo dheer ka soo shaqeeyey horumarinta iyo dib …

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada Ku Tukaday Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Ka qeyb galay Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD

Muqdisho, Luuliyo 14, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u xakameysay ugana hortagtay cudurka safmarka ah ee COVID-19, saameynta xooggan ee cudurkan uu ku yeeshay dalkeenna iyo geeddi socodka siyaasadda, amniga iyo …

Madaxweyne Farmaajo oo Ka qeyb galay Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD Read More »

Scroll to Top